Linkz
  • Home | News | 15 caruur dugsiley ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday madfac ku habsaday dugsi quraan ah ay ka dhiganayeen xaafadda Ciise Cabdi.

    15 caruur dugsiley ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday madfac ku habsaday dugsi quraan ah ay ka dhiganayeen xaafadda Ciise Cabdi.

    Font size: Enlarge font


    kalena waa dhaawacmeen kadib markii caawa gabal dhacii madfac uu ku habsaday dugsi quraan ku yaalla xaafadda Ciisa Cabdi Gubta ee degmada Dayniile,xili uu ka soconayay wadada warshadaha dagaal qaraar.

    Wariyahayaga ayaa nasoo gaarsiiyay in dugis quraankaasi uu ku dhacay madfacu xili ay isku diyaar gareynayeen ardaydu in ay guryahooda soo kala aadaan maadaama xaalad dagaal goobtii ay noqotay,taasi oo keentay khasaaraha yimid.
                                                                 
           
    Halkan ka Dhageeyso

    Qaar kamid ah dadka deegaanadasi ayaa u sheegay wariyaha Soomaalinews.com in marka laga tago geerida 3-da arday ee caruurta ah 13 kale dhaawacydooda ay kala duwan yihiin,iyadoo ay ku jiraan kuwa aad u liita.

    Ciidamada Itoobiyaanka ayaa xarunta Isbartiibada kaso ridayay madaafiic hoobiyeyaal ah kuwaasi oo ay kaga soo jawaabayeen hoobiyeyaal iyana lagu garaacay xartuntooda Isbartiibada,waxaana inta badan jawaabta Itoobiyaanka ay hadaf u tahay dadka rayidka ah.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
  • Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0