Linkz
  • Home | News | Sarkaal UNDP katirsanaa oo Muqdisho ugu geeriyooday goor dhaweyd Dhaawac (Dhageeyso)

    Sarkaal UNDP katirsanaa oo Muqdisho ugu geeriyooday goor dhaweyd Dhaawac (Dhageeyso)

    Font size: Enlarge font

    Cismaan Cali Axmed oo katirsanaa Hey'adda Hormarinta ee UNDP ayaa goor dhaweyd ku geeriyooday Cusbitaalka Ugandeesku ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho kadib markii la geeyay caawa fiidki kadib markii kooxo hubeysan ay rasaas ku beegsadeen.

    Halkaan ka dhageeso warkii


     Apple iPod nano 8GB black (3rd generation) - NEWNokia N95 (T-Mobile)Asus Laptop M70SA-7U011GGarmin Nuvi 710 Sat NavSony Hdr-Hc7

    Masuulkaasi ayaa la sheegaya in dhaawiciisa uu u dhintay kadib markii uu dhiig baxay iyadoona aan si rasmi ah loo sheegi karin kooxihi masuulka ka ahaa weerarkaasi.

    Marxuum Cismaan Cali ayaa lagu toogtay deegaanka Bula Xuubey ee degmada wadajir xilli la sheegay in uu kasoo baxay Masjid uu kuso tukaday saaladda Cishaha sida ay sheegeen dadka deegaanka.

    Dilalka ka dhanka ah shaqsiyaadka gargaarka iyo kuwa hey'adaha Caalamiga ah la shaqeeya ayaa kusii baahaya Muqdisho si rasmi ahna ma jirto cid u sheegatay masuuliyadda dilalkaasi.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (1 posted):

    ha dhag-dhagaagin on 08 July, 2008 04:40:34
    haahey laaya laaya wada oo wada inta caqliga yar leh sii laaya aad baan idinku hambalyeeynayaa haa halganka sii wada sax sax wada wadaay

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
  • Rate this article
    2.00
    Powered by Vivvo CMS v4.0