citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Video | Daawo Madaxweynaha Yeman Sida Uu U Xasuuqay Jamcadii Shacabka Yeman Oo Xataa Masaajida Lagu Dhexlaayey

    Daawo Madaxweynaha Yeman Sida Uu U Xasuuqay Jamcadii Shacabka Yeman Oo Xataa Masaajida Lagu Dhexlaayey

    Font size: Enlarge font

    Salaaddii jamce maalintii shalay ahayd, waxaa isku soo baxay kumanaan qof oo leh Cali Cabdalla Salaax hadhaco kaligiis talis doonimayno, shacabkii waxaa lala dhacay rasaas waxaa la dilay 46 qof in ka badan, sidoo kale waxaa lagu dhex xasuuqay masaajida, maydadkii ayaa waxaa la iskugu geeyey Masaajida weyn ee caasumada Sanca, maydadka waxaa laabta loo saaray Kitaabka Quraanka ah, Imaamyada Masaajida ayaa leh hadda qofkii banaan baxa ku dhinta waa shihiid, marka soo kuuma cada shacabka Bakaaraha lagu xasuuqaya in ay shuhado yihiin.

    Nasrigii ayaa soo dhow, shacuubta muslimiinta ahna waa ogaadeen cadowgoodu in uu yahay munaafiq dabadhilif iyo wadaad xume, waxay diyaar u yihiin in ay difaacaan diintooda, ama ay is badal helaan, waxaa hadda xaqqii cadaynaya culimo badan oo aan awal inta shacabku aamusnaa kudhici waayey in ay shahiid ku sheegaan qofkii Cali Cabdallah Salaax dilo, marka wadaad in uu baqo oo biiqo waxaa cadaynaya ifa faalaha muuqda. Xataa shacabku waxay diideen in lagu qaado baabuurta dhaacawa la saaro, waayo qofkii dhaawaca dowladda ayaa xabsiga u taxaabaysa, marka maydkooda iyo dhaawacooda shacabku waa qaadanayeen.

    Hoos ka Daawo sida shacabka Yaman loo xasuuqay aljazeera.net

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (3 posted):

    Shoople on 19 March, 2011 01:23:39
    Xishood la,aanta waa dhaqan dad eey isir u leyihiin. Dorashada madaxtinimo waa mid eey axsaab ey u tartamaan si loga fogaado qabiilka iyo kaligii taliye. Waxaa xisbi lo furaa in lahelo afkaar iyo mabadii dalki iyo dadka u dan ah. Waxuu xisbiga isku kenaa dad isku fikrad ah oo si wada jir ah u hergalinaayo fikradooda. Somalia waxaad arkee nin kaligi sharaxan oo isku haleynaayo qabiil iyo musuq maasuq. Howl kasto waa in ey hoos kaso bilaabato oo kor lageyo. Waa dhamaatay waqtigii kaligi taliye, hadana ma rabno kaligi tashte oo wax u qarsoon ma ogin, waana dag dagsan yahay. Aloow na dhafi caqli yarida.
    Nike Air Max 90 on 30 March, 2011 07:26:08
    Great post. I appreciate you bringing this forward.
    silver jewelry on 26 April, 2011 10:00:29
    Great post.Thanks for sharing!

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0