citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Video | DAAWO VIDEO NIN JOWHAR AY KU BAHDILAYAAN rag aanu diin KU dhaamin...

    DAAWO VIDEO NIN JOWHAR AY KU BAHDILAYAAN rag aanu diin KU dhaamin...

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

     

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (17 posted):

    Daljaceyl on 09 January, 2011 10:59:49
    Meeqa jeer ban hore ugu soo qoray dhibkaan beejkiina.
    Waa wax wanaagsan inaad danta guud u soo jeesataan ood iska dheereysaan waxyaabaha runta ka fog.
    Waxaan idinkula talin laha Boondheere inaad isasaxadaan oo aad waxyabaha qaladan ee aad soo qorteen ka cudurdarataan si aad soomliida wax fahamta aad kalsooni uga heshaan.
    waxaa haboon inad ka qeybqaadataan sidii Soomliaya dowlad wanaagsan uga soo bixi lahayd, mid bulshada garaadkeeda kor u qaada, meel xaquuqul insaanka kor loogu qaado oo weligeed danbe qof Soomaaliya ah aan sida filmkaan kor ku xusan ka muuqata lagu sameynin. Soomaaliyey kaca oo waxa wanaagsan u istaaga.
    ruun sheeg on 09 January, 2011 12:45:51
    waxan idiin shegayaa in aad waxan ka wan toow daan qoloda ma mushoo boon.dheere.com wana qaldan tihiin ku ligiin waxana tihiin shedamo oo aan wax garaan ee ku dar somaa somalida kale ok idiin ka ayaa wax garaan oo galaa ahhhhhhhhhhhh
    AXMADEY on 09 January, 2011 02:11:24
    WAR JAHILKAAN MASKIINKA MUXU KA RABAA, KHER ILAHEY MA SIYO, WA SHEYDAAN MUSLIN ISKU SHEG, MASKIINKAAN INTU CUNTO SIIN LAHAA, U BAHDALEYNAA, FARABUTO.
    Yoonis on 09 January, 2011 06:57:31
    Waxaan mahad u celinayaa BOONDHEERE WEBSITE sida wartarka leh ee aad umada somaliyeed u baraarujineysaan.
    waxaa umada somaliyeed oo maanta hadii badankood la waydiiyo su aalaha ninkaan la waydiinayey u ja waabi lahii si ka daran sida uu u jaawaabey KU BOORINAYAA IN ay wax ku qaataan , OO AY FAHMAAN DIINTOODA IYO SABABTA AY ADUUNKAAN U JOOGAAN AMA LOO ABUUREY EE AYNA U ARKIN CEEBAYN.

    SOMALEY IS XISAABI INTA AAN LAGU XISAABIN, WAR DIINTIINA BARTA OO ALLAHII IDIN ABUUREY KA CABSADA.
    Alow on 09 January, 2011 07:52:35
    Wax la arag waxna noo dhiman. Run ahaan ragga Ninkaan wax waydiinaayo waa rag ayaga u baahan in la baro aadaabta Islaamka .Waxa aay ku ciyaareen aadaabta Islaamka mana yaqaanaan waxa aay diintu tahay. Haddii aan wax laga qaban dadkan sida u dhaqmaya dad badan oo somali ah ayaa diinta ka bixi doona. waadna arki doontaa.
    shanta on 10 January, 2011 09:49:07
    inaalilahi wa inaa iliihi raajicuun walaahi ayaan ku dhaarteye somaliya xalis ayaan ku sugunahay waa in diinta islaamka si fiican lo barta wa in reer baadiyaheena diinta si fiican loo baraa walaahi ayaan ku dhaarteye halisa ayaan ku suganahay
    omar on 10 January, 2011 11:48:19
    ac.w.w.b.r.k.t allaahu akbar welilaahul xamdu walaa lada soomali yeed waxaan idin weey diiyeye in nin kaas toow xiidka loo saxo aad iyo aad ayaan ugu farxay walaa la yaa loow maxaad dhalii sheen maxeey tahay bahdilka aad shee geey saan ? nin kaan kaan waa nasiib saday ilaa heey hasoo hadeeyo nin kaas ilaaheeyna ha ka dhigo taqi suuban waxaa la ar kaa in sida su,aashu eey u dha ceeyso aad xoogaa saluugteen ilaa kiin su aasho maxuma walaa lada nin kaas saxaayo ilaa heey kheeyr ha siiyo ilaa heeyna camal kooda ha ka aqbalo waxaan ka codsanaa walaa lada mujaa hidiin taa ineey dabac sanaan muujiyaan iyo raxmad waxaa la rabaa ineey sunadii nabigeena suuban (c.s.w) raa caa caan xasuusta nin kii reer baadiyaha ahaa eey masaa jidka saxarada u fa dhiistay edeb toow nabigeena suuban(c.s.w) kula hadlay suaal dabac san iyo ka dhaa dhicin eey raxmadu ku dheehan tahay walaa layaal dadka soo jiita iga raali ahaada hadaan xoogaa simbiri rixday
    Maryan Mudeey on 11 January, 2011 03:41:48
    Yaa usaxayo Jaabir qaniis qaniis dhala oo adiga oo kale maa usaxayo.Horta ninka aad usaxesiin amuu iska idindhaama.Doxiidka aad wadataan oo adrabtaan dadka in aad sanka kagelisan sida lokudhawaqayo maad noshekeysin.
    LACIILAY on 12 January, 2011 03:56:11
    somali ilaa hada xaq ee galooyaan ilaa 1991 mar ee hawiye dhameeyo mar sheeydaamo qoor aa lagaa goonaa hadii kale quraanka baro asibo kan saan dhahaayo weligiis meel quraan lagu dhigaayo intee ka arkay dad aa awood laheen oo baahi iyo dagaal iskuugu dareen ee kujeesjeesaayaan ilaheey waa ujeedaa xaqa layska galaayo maskiin qabiil alheen qorina qaadanin aa marbo qoom usoo baxaayaan kaas yaa iikeeno meesha aa joogo waa tifilahaa maalinkasto gabal asi hal mar aa qoor goonaa uu dhahooyaa
    red bull hats on 13 January, 2011 10:14:37
    Yaa usaxayo Jaabir qaniis qaniis dhala oo adiga oo kale maa usaxayo.Horta ninka aad usaxesiin amuu iska idindhaama.Doxiidka aad wadataan oo adrabtaan dadka in aad sanka kagelisan sida lokudhawaqayo maad noshekeysin.
    islaan somaliyeed on 13 January, 2011 08:14:59
    ASC WAXAA WAAJIB AH OO KU WAAJIB AH QOFKASTA OO ISLAAM AMA MUSLIM AH IN UU DADKA U SHEEGO WAXA UU KU DHAAMO OO KU SAABSAN DIINTEENA DHAMAYSTIRAN WA WAAJIB NOO WADA YAALA, OO AH AAN UMADEENA KA SAARNO JAAHIL NIMADA, WAXAASE MEESHA KA SAARAN IN DADKA LA QAL QAL GALIYO, IN AAD U HANJABTO, MAXAA YEELAY WAXAA JIRAY XADIITH CADEEYAY IN WAQTIGII NIBIGEENII SUUBANAA SCW UU NIN REER BAADIYE AH SIDA KA MUUQATAY WIILKAS WALAALKEEN AH EE LA BAHDILAYAY OO KALE AH UU SOO GALAY MASJID KUNA KAADSHAY OO DADKII LA JOOGAY NABIGA SCW KU SOO KALA ORDEEN IN AY WAX KU DHUFTAAN UUSE KA CELIYAY NABIGU SCW, DABCAN DAD AAN KU MATALAA NABI MUXAMED SCW MEESHA MA JOOGAN LAAKIN WAXAN KA WADA HADII AAD CILMI KU DHAANTO NINKAAN MIYADAN MAQAL XADIISKAAS OO AYSAN WANAGSANAYN IN AAD DADKA SI FIICAN WAX UGU SHEEGTAAN MA AHAN AQLAAQ WANAAGSAN QOORTA MA KAA JARAA MAXUU DHIMAY?
    MA DAMBIBAA QOFKU HADUUSAN CILMI U LAHAYN DIINTA? YAAN DADKA DIINTA LA NACSIIN AQWAANI OO U NASTEEXEEYA UMADA HA DHIBINA EE KA QADA DHIBKA JAAHILNIMADU WAA DHIB EE HA UGU DARINA DHIB KALE KAN WAX SUALAYAY AYAA LOO TOOS TOOSINAYAY HADUU YAHAY QOF WANAAGSAN MAXUUSAN WAJIGIISA U SOO SARIN SHAASHADA? ALLE KA BAQA EE DADKA KA DAYA DHIBKA
    sultan on 14 January, 2011 07:58:37
    waxaan u mahadcelinayaa walaalihii inoo suurto geliyay inaan ogaano KHAWAARIJTA shabaab dhibaatada ay ku hayaan shacabka soomaaliyeed (jaajuuskaan wax waraysanayo waraysigiisu wuxuu kuu cadaynayaa inuu ka liito aqoon ahaan ninkan uu waraysanayo bal u fiirso
    cali on 14 January, 2011 10:30:04
    adunyo hadad joogto waxwalba wad arkeysaa, waxaan umada dhibka kuhayo yaa kaqabta, koley ilaah waa xaqsoore aqira lagu kala baxayaa.
    mrdulmane on 14 January, 2011 11:29:34
    CIMRIGAADA DHEERAADAY GEEL DHALAAYAAS KU TUSAA WAABA TANOO KALE
    qadro on 16 January, 2011 11:23:36
    boondheer......stop hating alshabaab..
    this video is fabricate.... remember your religion.prophet mohamed PUH hate those who lie...lie is great sin .....post what is "reliabe" thank
    Noole on 18 January, 2011 02:24:04
    SCW.
    Horta in wax leysku sheego ma xumo, Laaki waxaa jirto si usluub iyo ixtiraam mudan, mana fiicno in ciyaar ciyaar ama laga cabsi galiy qod maskiin ah oo reer baadiyo ah. aniga waxey ila tahay kan wax su'aalayo in uu cilmiga ku yar yahay, oo uu isna yahay reebadiye kele. ILAAHOW NOO GARGAAR
    Nike Air Max 90 on 30 March, 2011 07:29:42
    Great post. I appreciate you bringing this forward.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    1.00
    Powered by Vivvo CMS v4.0