Somali Radio
Islam Linkz
TVQURA'AN
MiniMuslims
Daarulcilmi
Waaniye
Alhidaaya
somalisunah
Somali Linkz
Aminarts.com
Alhidaaya
allceeldheer
allmuqdisho
Calanka.com
Cammaara
Cadale.com
Ceelderaad.com
Cisaleey.com
dalkanews.com
Daafeet.com
dayniile.com
Hiiraan.com
Hobyostate
Ilaqosal.com
Ilbax.com
jowhar.com
Maqaal.com
Somalisc
markacadey.com
midnimo.com
Newbanadir.com
onkod.com
qaranimo.com
Qarandoon .com
Saxafada.com
somalifans
somalinet
somaliswiss
Sosca.ca
Somalidaxorta
Wadanka.com
Xeebtaliido
Xogta.com
Xogsheeg.com
Rate this article
Comments (21 posted):
marka waxaat ogaataa in yoomul qayaama lakala saari doono kuwii saxa aha iyo kuwi kale marka aan sugno qoyaamaha , lakiin waxaan kuu sheegayaa in aan laagu dhuumeysan karin magaca Rabigeena iyo diintiisa markale waxaan idin xasuusinayaa in eey guleysan doonaan kuwa diinta Rabigooda dacada u ah oo si dhab ah u gartay una raacay marka dadiina oo aan wax aqoon u leheen waxaan ka baryaa in uu fahansiiyo diinta maxaa yeelay walaalayaal waad aragtaan wax dhacayo in eey usku tageen wax alaale wixii gaalo ah ayagane waxaan nagu dhax abuuray oo usku diray umada muslimiinta tasne waxeey ku heleen gaajada iyo baahid umada islaamka maxaa yeelay madax weyne oo dowlad islaam ah wuxuu u shaqeeyaa mareekenka iyo wuxuu dawadhilif u yahay dowlada marecanka iyo kuwa galbeed marka hadeey maqlaan dowlad islaam ah ayaa qabsatay dowladaas horay ayee ka eedeynayaan lakiin ila fiiri dowlada Iiran sida eey u gashay marecanka waxeey ku mashquulisay dagaalkii Iraaq ayadne waxeey ku hos mashquulsaneed hub suubin iyo sawaariiq marka carabta arg wax eey ku mash qulsanyihiin sidii eey ugu wareejin lahayeen xukunka caruurtooda marka haku mash quulina ee adink diintiina xooga saara wixii kale u dhaafa Rabigii awuurtay aduunkan iyo umadiisa oo asigaa kala xukumi doonaa marka hadii aan ku dheeraday hadalka iga rali noqda . waslaam caleeykum
kuligeena waxaa inoo balan ah janada al verdoos amiiiiiiin. Rabi wadanka ha noo wanaajiyo oo aan ku noqono anagoo wada faraxsan dhamanteena wasalaam khitaam
manta waxaan ogaaday in eey dhamatay wax la yiraahado wadani nimo iyo somali nimo iyo islaan nimo marka walaalayaal xagee baan u soconaa xagee baan u soconaa .
aaway wadaninimadii iyo somali nimadii iyo muslin nimadii ee aan haysanay ogaada dhamanteena oo aniga ku jiro berito Rabi hortiis ayaa la tagi doonaa ee qof walboo xaga Rabi wax u dhigo oo xasuuso in kula socdaan laba malaaik oo garbaha kuu saaran walaalayaal mar labaad ila xasuusta waagii hore sida uu ahaa wadanka waxaat ogaatan qoraalkaan oo aan soo qoray ha moodina in aan isk soo qoray walaahi xanuun baa i hayo oo aan u xanuun sanayo umadeena somaliyeed sida eey malin walba ee u dhimanayo iyo sida uu u burburay tariikhdii aan leheen iyo dhismihii aan ka dhaxalnay dadkii naga horeeyay oo si cajiib le u dhisay wadankeena ama magaladeena xasuusta burburkii ku dhacay wadanka intaas aan soo sheegay qofka aan ka xanuunsan runtii dhiigiisa wax ku jiro dhiig baran baro ama dhiig kaneeco walaahi ma garanaayo wixii aan dhihi lahaay , sidii aan mar hore idinku sheegay idma caaynin ee waan idin soo xasuusiyay walaalayaal wagii raxada iyo naxriist aan ku nooleen mantane waxaan nahay qaxooti aan wadan leheen ,
Alla calool xuma badanaa , marka qarkood waxaad moodaa awoowayaasheena ee hore ee naga hor geeriyooday in eey manta raxeeysanayaan oo il xumadaan eeysan arkin Alla calool xuma badnaa , waan ogahay qarkiin in eey dhihi doonaan kan ma qalbi hindi ayuu leeyahay , kaas waxaan leehay hididu waaka wadan qabaan ee adiga maxaad qabtaa intee fasax u aadeey hadii aad melkale ii sheegtit runtii maxaan ku dhahaaaaaaaa walaalooooow calaa kuli xaal Rabi hanoo gargaaro waxaan leenahay Rabiyoo naga soo gaaro amiiiiiiin .
salaam liman yaqaafu yomal waciid.
wasalaam caleeykum xataa hadalka ugu naxriiso walaasha muslimada ah
Maya gaal noqonmeyso balse waxaa lakaraba in ay noqoto marti edeb badan oo mushtamaca ay martida utahay dhoorto xushmo ugeysado ileen iyada ayaa ugu dagtay dhulkooda.Gabar xun walaalkeda ayaa xun.Wiilka waa in gabadha wax alaale wixii ay jeceshahay uu ugu surakeliya wadankeda gabar dhofeysa waa ceeb.Wiil fulay ahna waa cawaaqib xunyahay jaalle oo wadankisa nabad kusodabali layahay isaka oo kabaqaya dhimasho.
صور شوجي صور شجون الهاجري
رجة بنات
صور كرستيانو رونالدو
صور كاكا
صور ملاعب قطر
جدول دوري ابطال اسيا
عالم حواء - اسرار بنات - كلام نواعم

ازياء بنات - فساتين سهره - فساتين جديدة
كرسي الاعتراف - كرسي المواجهه
صور طبيعة - صور طريفة - صور حزينه
قصص حقيقية قصص حزينه
خواطر رومنسية خواطر حزينه
محاورات شيلات
مواضيع ترحيبيه
قلبي
سعودي
غرك غلاك
شات حايل دردشة حايل

فيس بوك حفراوي نت
يالله ياقلبي سرينا
برامج جوال - مسجات حزينة
دليل مواقع
خالد البلطان
عبده عطيف
الشباب السعودي
توبيكات حزينة
توبيكات بنات

Post your comment