citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Video | Video: Training children to kill ‘infidels’ (Daawo Video's)

    Video: Training children to kill ‘infidels’ (Daawo Video's)

    Font size: Enlarge font

    Framegrab from a video which allegedly shows former Toronto resident Omar Hammami indoctrinating young children and telling them to become martyrs in Somalia
     
    TORONTO -- "Do you know who I will kill with this gun?" a little boy says into the video camera, waving his toy pistol.  "Who will you kill with this gun?" the cameraman asks.
    "The infidels." The scene appears in a new video by the al-Qaeda-linked Al-Shabab that shows the Somali militant group indoctrinating children, some of whom appear to be toddlers.
    Among those seen in the 28-minute video urging the children to fight and become "martyrs" is a former Toronto resident, Omar Hammami, alias Abu Mansour the American.  The video, distributed on the Internet this week by Al-Shabab's propaganda arm, shows a "children's fair" hosted by Al-Shabab leaders. The boys and girls, identified as the children of "martyrs," are given balloons and snacks and rewarded with toy guns for correctly identifying the late leader of al-Qaeda in Iraq, Abu Musab Al Zarqawi, from a picture.  "What brought us together today is the blood of the martyrs," Mr. Hammami tells the children, according to a translation by the SITE Intelligence Group. "So on the necks of the attendants today rests the responsibility of blood. Each of us should assume a part of this responsibility.  "As men, we have to continue the fighting started by those heroes. We have to abide by the principles for which those heroes were martyred. They honoured the responsibility on them." Mr. Hammami then urges their mothers, who appear to be seated at the back of the room, to encourage the children to "learn military sciences" and tells the kids they "have to work hard and try to be like their hero fathers who were martyred in this path."The children are later shown holding their plastic guns while waving black Al-Shabab flags in a pose reminiscent of terrorist videos. One child crawls prone on the floor with his rifle while another grimaces and aims his toy AK-47 at the camera.
     
    "We are horrified by these images and by the exploitation of these very young Somali children by senior leaders of the Al-Shabab terrorist group," said Ahmed Hussen, president of the Canadian Somali Congress.  "The central role played by Omar Hammami in the recruitment of these very young children to Al-Shabab proves to us that foreign extremists will stop at nothing to bring further misery to Somalia," he said.  "We hope that this video will unmask the true nature of the Al-Shabab and make Somalis everywhere realize the fact that this group has never cared about the welfare of Somalis despite its rhetoric of doing so."
     
    Al-Shabab is a Taliban-like armed extremist group that is fighting to overthrow Somalia's United Nations-backed government. It is notorious for its suicide bombings and assassinations of government officials, activists and journalists.  Ottawa outlawed Al-Shabab last month due to concerns it was attempting to radicalize and recruit young Somali Canadians. Federal security officials are investigating six Toronto youths who allegedly joined Al-Shabab last year. One of them, Mohamed Elmi Ibrahim, a University of Toronto student, has reportedly died.
    Al-Shabab has attracted recruits from Canada, Europe, Australia and the United States. Mr. Hammami is an Alabama-born American Muslim who moved to Toronto in 2005 and married a Canadian Somali. The following year, he travelled to Somalia to join Al-Shabab.  In its annual report to Parliament on Wednesday, Canada's intelligence service described Somalia as a "magnet for international terrorists" who have converged in the African nation to create a Taliban-like state.  It also warned that Canadians who travel there to participate in the conflict "may be drawn into global jihad circles, where they are subsequently recruited to carry out attacks against perceived enemies of Islam." The RCMP and FBI have said they are concerned that Canadian and U.S. recruits could return from Al-Shabab's camps to conduct terrorist attacks in North America. The CSIS report called the Somali conflict "a direct threat to Canadian and international security." 

     

    Source: National Post
    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (24 posted):

    Ali on 15 April, 2010 04:56:51
    Inti dogoogta kujirilahaayen tubta hayaalyalaan waa dhibatada haysata umadda Somali.Waladha ilmaha oo risaqooda waxaa haya Illah balse Illah wuxuu nasiyay caqli iyo basar oo lobahanyahay in lookashto tayeenta ubadkooda si loohelo ubad hufan oo udhameestirtay aqlaaqlaqdooda iyo tarbiyadota baa lobahanyahay waataas dunida wanagkeda iyo sharafteena.Wabilaahi towfiiq
    omar on 16 April, 2010 04:44:54
    ac.w.w.b.r.t.h alaahu akbar welilaahil xamdu cali caqiidadaad dib ugu laabo hadaad diinta is laamka ku jirto waxaan kuu shee gaa hadal kaadu waa qatar ilaah agtiisa maahan hadal kaftan gala aadane waxba makeeno aduunka qona ma kamana qona aduunka kama qaado aduunka dadka dhamaan tiis ilaah ayaa abuuray qof aan ilaah xukmin inuuw aduunka imaado imaan maayo qof aan ilaa kawedina kategi maa hadaba waxaad ogaataa xukunka ilaah ayaa wata waxaa jira kuwo kaa caafimaad badan oon ilaah uqori ineey oow laad dhalaan ilaahna wax siiyey cimiga kadan beeyana ilaah kaligiis ayaa og hadaba ha fara gashan amuur aan aadene shuqul ku leheeyn yaa neey xujo kuu noqon maalinta qiyaame aadan dhaafi karin w.s.w.b.r.t.h
    Ali on 16 April, 2010 11:55:14
    Mas'uliyada waxaa iskaleh ninka hadaba ninku haduusan uturin ubadkisa ee qilafo kubaqila shahwadiina soo maahan sidi bahahimki oo kale naagti kaa hortimadoba calosha ubuxi xilkaamasarna ubadka dhalanayo iyo nofoshoda sidi ay dunida usameynayaan mustaqbalka.Marka waa sax inti dagoogta kusidilaheed dubta hayayalaan Al-qacidana iyo wixii lamid ah udhal umadda halakuqaribo ubadkaagi oo halaku soo adeeksado in ay hooyadis iyo walaashiis utilo aabbihina uu bireyo.Waxaa arimahas oo dhan kataliyay sida haboon aadan uqadan adaabta iyo anshaxa Islaamka ee galmada kuhaboontahay.Wabilaahi towfiiq
    Maxamed Faarax on 17 April, 2010 12:14:33
    Ninka wiilkas dhalay madhib buu ukeystay mise arran?

    Somalida wexeey tiraah(GEED WALBA DHACAANKISA BUU DHALAA)
    Nabadeey
    on 17 April, 2010 01:49:06
    ac.w.w.b.r.t.h alaahu akbar welilaahil xamdu cali caqiidadaad dib ugu laabo hadaad diinta is laamka ku jirto waxaan kuu shee gaa hadal kaadu waa qatar ilaah agtiisa maahan hadal kaftan gala aadane waxba makeeno aduunka qona ma kamana qona aduunka kama qaado aduunka dadka dhamaan tiis ilaah ayaa abuuray qof aan ilaah xukmin inuuw aduunka imaado imaan maayo qof aan ilaa kawedina kategi maa hadaba waxaad ogaataa xukunka ilaah ayaa wata waxaa jira kuwo kaa caafimaad badan oon ilaah uqori ineey oow laad dhalaan ilaahna wax siiyey cimiga kadan beeyana ilaah kaligiis ayaa og hadaba ha fara gashan amuur aan aadene shuqul ku leheeyn yaa neey xujo kuu noqon maalinta qiyaame aadan dhaafi karin w.s.w.b.r.t.h
    Xalimo Shuceeb on 17 April, 2010 02:49:16
    Ilmahan waxeey ku dhasheen waa ladhalaa ee iska dhal sidii xolihi.Nimanka ayaana kamas'ul ah oo uturjumay si qaltan qiimihi raganimadu laheed iyo sharafti guurka.Ragi iyaka ayaa tii naag aheed mid alaale tii kasohorbaxdaba kutayay in uu ugalmoodo isaga oo u abayelenin beri maaa kaaga imaankara warnaagtan makuu qalantaa iyo sifihi lagu arkijiray ragii hore ee qimaha lahaa.Tayacaad ubadka Somaliyeed maanta tayacan waxaa tayacay ragii qatay figirka qaltan oo ah wari meysite wax hakaharo.Wari meyside mosiboba hakaharto soo taa maahan mita maanta talo.Talalo xumo weey nahaysata hataano nahay Somaali ee Illah hanomaciino.
    omar on 17 April, 2010 03:25:55
    ac.w.w.b.r.k.t.h alaahu akbar weli laahil xamdu ma waxaad naan maqal in rasuulu laahi muxamed ( s.c.w) uu noogu baaqay inaan tafiirta badino si aan u imaano macsharka yoowmul qiyaame anogoo badan oo umadii nabi muxamed ah (s.c.w) miyaad naan ogeeyn inaa neey daa badu dunidaan kor keeda joogin ilaa ilaah aa ir saaqa ma waxaad iloow deen in nabi geeni suubanaa (s.c.w )isagoo jihaad ku jira uuw baahi dar teed sedax dhaqax caloo shiisa ku xirtay . miyaad naan caqli laheeyn miyaad naan feke reeyn ilaah ulaabta ilaah aa wakiil ka ah ir saaq dee kibirka is ka daaya aadane uma sug naan e w..w.br..t.h
    Ali on 17 April, 2010 06:26:20
    Dhalmadu maahan waa ladhalaa ee dhal ee waa in lakusaleyaa tarbiyata iyo aqlaaqda caqitada Islaamka.Galmada anshaxeeda maahan ragu in ay kutaraxtakaan dumarka oo ay san noqon taladi shaytaanka oo ah tiikahortimada iskasaro sidi xoolihi.Mase rasuulka(nnk) baa nagaha kuguursan jiray abaay nafta baa kujamatay laba maalmood kadib ku dhihi jiray waan ku furay oo nafta baa kutiiday.Wabilaahi towfiiq
    omar on 17 April, 2010 10:31:36
    ac.w.w.b.r.t.h alaahu akbar weli laahil xamdu waxaad kala saar taa dhalmo iyo tarabiyad tara biyadu waa dadaal loo bahan yahay inuuw la imaado waalid kasta dhalmadu waloow sabab looga dhigo aadana ha hadana qofka aduun ka imaa naayo iyo qof kaan imaa neeyn ilaah ayaa shaqo ku leh khaaliqul maqluq mar kaasna heeysku mash quulin adiga tara biyad ubad is laa meede taada ka soo bax teeda kale waxaan qabaa tara biyada waa shaqsiyad walba gara sha deed ee ma jiraan feker kaliya ee tara biyada laga aamin san yahay marka laga reebo tan caqidada ooy run tii lama huraan tahay in lada daalo in wadada toosan ilmaha lala wajeho . ilaa kiin aadanu hu waxba ma hadeeyn karo ee kaliya ilaha rax maan kaa ayaa kuuw doono hadeeya mar kaa caruur waa deeqa ugu weeyn ee ilaah aadanaha siiyo tarabiyada ku dadaala risaaqda yaan leeysku ma shquulin ilaah ayaa ka wakiila tusaale nabiyulaahi ciisa waxuuw ahaa nabi aad ufaqiira hadana risaalo ayuuw wadey ilaahna kuma caasin marna nabiyu laahi shuceeyb caleenta geedaha ayuuw cunay xitaa ilaahna waxba uma weey nabiyu laahi suleeymaan ilaah mulki ayuuw siiyeye fasa haad na magaar siin nabiyulaahi ayuub ilaah xanuun ayuuw tusay ilaa eey ehel kiisii ka kala cara raan ilaahna kuma caasine waa ku sabray ilaah nadhihin hadhalinina hadaadad naan xoolo laheeyn ilaah waxba uma weey kaan wax heeysan lama hubo kan haayo inuuw heeyn doono hadaba yaan xadka laga bixin loona hadlin waa lahad laa w,w,b.r.k.t.h
    Ali on 17 April, 2010 11:56:37
    Guursada hatii aad awood uledihiin.Guursada waxaad taqanaan si aad udhashaan waxaad taqanaan.Guurka waa raxmad iyo qeer waad kulibaneysan.Marka firka fiican ee taranka bini'adanka waa lobahanyahay in lamariyo tubta toosan sidii firka uu uficnado lona kaaro guurka xalasha ah ee rabi ralika uu kayahay.Gudubkiisa Fuqaan nogucadeyay.Wabilaahi towfiiq
    Sadaad on 18 April, 2010 02:03:01
    Omar shaqsi fasahadka carika raali ka ah baadtahay.Alifki alif waxmaale kahalaba albaqro albaqro kamatoso.Nolosha bini'adankana aabaha gurika haduu hooyo wanaagsan ucalman in uu sharaf kularo unadoorto in laqabado darafkeeda xilka kasaran sharafta guurka iyo mas'uliyada gurika ee ladhinacmaro asgumita qoos ku abtirsada Muslim xaajo nomatoseyso oo waxaan kusugnaneynaa umadda dhinac marta Nabigeni Maxamed(NNK) oo kusifowa duli iyo jahli dhumiya qalifnimadi goonka Rabikeen nogu calemasar nooguna doortay Islaamka in ay ahadaan kanaturjumaan sidhabda ah diintena looqirto sida eey diimahakale uga sareyso mustaqbalkana dadka kale oo dhan ee hasta dimaha kale iskuracaan diinta saxda ah ay tahay diinta Islaamka oo diimaha kale kadhabeyaan in ay kartaan dadka kale ee diimaha kale haysta sidi uu rabekeen uqayiray looqayiro diimaha(Injil-Towreed-Subuuh)oo kahoreyay diinteena Furqaan oo umadda dunida ku uuman oo dhan unoqdaan dad qada diintena unarumeyaan Rasuulkena Maxamed(NNK)iyo kudubka Furqaan ee diinta Islaam.
    omar on 18 April, 2010 06:35:12
    a.c.w.b.r.t.h alaahu akbar weli laahil xamdu war hadaan dhahay guursada guur xalaal ah ilaah haduuw idin siiyo si aad oowlaad xalala ukala heshaan sina na aad uga fogaataan war taasi mafa sahaad daa? subxaana laah rabul caala miin . guur xalaala fasa haad ka ka imaa naayo muxuuw yahay ? hadii gaba dhii baaluqda iyo wiil kii baaluqaba eey guursadaan . is kadaa fasa haad ka imaa dee fasahaadka ayaaba yaraa naaye mawaxaad rab taa in macsidu badato iyo xaaraantu war ilaah kabaqa guur xalaala waatalo weled xalaala meeqaa qooys saboola noloqiimo leh dhex taal feker wanaagsan waxaa is kaleh shaqsi wanaag san wili gii ha is ku deyinina inaad naga manacdaan wax ilaah noo baneeyeye waayo maahan suura gal inaan idinka dhegeeysano ee umada kadaaya talo xumadiina waxlaga wis wiso waaye lagana yaq yaqsado talooyinka nuu caas ahiye w.w.b.k.rt
    Shugri on 19 April, 2010 12:29:09
    Xurmada guurka iyo xaquuqda gabadha waa mid uu karameyay rabegen oo lobahanyahay in ladhooro lana ciseeyo.Guurku maahan in lakasifeeyo laablakaca iyo hamuunta xararadeed ee kuhayso galmada aad xiseneyso in aad ugalmoodo gabar kucajabisay inta yar ee xararata uun kajabeyso.Manahabona in gabdhaha loocablaliciyo wax kusiman in laka lelo oo keliya gaabse mushtamacana lafasahadiyo ubadki kayimadana masuuliyadisana meel lokadhaco ama ladayaco karamasisa iyo dadnimadiisa.Udur walasha oo hanoqon ruux sidi xolihii umalafsada dumarka in uu ugalmooda carikana hakunoqon fasid foolxumo kashaqeya oo aan arxanlaheen.Hanakalafin naftaada hadii aadan karakarin in aad gursado ha iskuqasbin in aad jajuubdo guurka.Ceeb maahan guurla aanta nabiyo badan baan guurka nasiibkoda noqon iyo nabiyo badan baan nasiib uhelin in aay ubada helaan.Waxaan kudhihi lahaa joogso jaalle oo katanasul hunbuqada bumarka aad kuhayso hadiikale waxaa kugu dhacaya cudurka EDHIS.
    Nabadeey
    omar on 19 April, 2010 10:31:50
    ac.w.w.b.r.k.t allahu akbar weli laahil xamdu waxaa layaab leh maxeey tahay ciyaartu waxaa meesha yaal waa ama. qoys reer'. maahan ciyaar qof kii caqli lehna waa ogyahay inaan reer ciyaar aheey ee uuw ubaahan yahay isu sabar is tex gelin is qii meeny is xaqdhoowr iyo weliba in la ogaado in leeys xisaabinaayo maalinta qiyaame xaquu qaha hadii ladaayaco teeda kale guurka sida laga sugaayo waa inuuw ahaado mid nolosha la wada qaato daacad nimo iyo dar yeel iyo taxadar qiimo badan leh qof bana qofka kale uuw ogaado inuuw yahay lamaa nihiisii iyo inuuw yahay qof naloshiisa mudnaan hore ku leh ee aa nuuw tar tan ka dhexeeyn eeyna qofba qofka kale nolol caaqibo leh laqaa dato hooy wanaagsan iyo natiijada guurku waa saas saan u aqaane yaawaaye qofkaan rabin ? noloshaas nadiif kaa ? magara naayo anigu hadaba saaxiiba yaal guursada si aad u qaboow daan guur kiinana ilaa shada w..w.b.r.k.t
    Ali on 20 April, 2010 11:59:09
    Dadka cadeesta marwelba in eey gogoldhaaf sameyaan waa dadka Al-shabaab ah oo aminsan nagaha in ay yihiin ganiimo oo aan ubayelenin duyar iyo dulaqabo.Waxaana maragmadoonta ah in maanta ficilada ay kuhayaan dadka Somaliyeed ee kunool wadanka iyo xadaa wadamada Somalida uqaxday ee dunida dulmikaas intaa la'eg ee aygestaan ilmaha kudhalaan waa ilmahan shashada website Boondheere soo geliyeen unatiyarinayaan in wax ku qarbudaan kuna wax yeleyaan si fasahaadka ay kudhasheen liskagana dhalay ee foosha xun dhamaan umadda Islaamka meelkasta ay dunida kajoogan.Wabilaahi tofiiq
    omar on 20 April, 2010 02:51:24
    a.c.w..b.r.t.h alaahu akbar weli laahil xamdu sida tixrigii ama duqsigii dalaq heeys ka soo dhihine (ali )moow duuca fahan laga hadli maheeyn alshabaabul mujaahidiin amba xisbul islaam amba doowlo amba ahlusuna wal jameecee .do dahhhhdu xageey ka soco taa xageeyse u so cotaa ? waa yaabnee ? yaa mise weeyska dhawaa qee ileeyn af qoyonaa kugu yaalee hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh ee cali waa aqligaas mee shaada kasii wad eheeyo w.w..b.r.t.h
    Ali on 20 April, 2010 06:02:02
    Ilmahan yaryar ee aan lutureen oo iyaka oo saqiiro ah qori iyo qiyaamo in eey waxdhacaan lagu ababinayo wataa tan aan gacmaha lalaabanwayay.Dadka uturaya ubatgooda waxeey ku ababiyaan ubadkooda sidi isakana wax isu tari lahaa dalkiisan uu wax utarilaha.Lakiin waxaa meshan kamuukhata in ilmaha aan lajecleen mustakhbalkooda oo aan lakanaxeynin mas uulna lakanoqonkari beri wax alaale wixii qasare ah ay geestaan.Taasna waxaa kuu taliil ah afar sano jir lakucaradinayo naftisa iyo nafbini'adan in uu si kheeru sharci in uu ugoyo inte dubta doosan laku ababin laha ubadka Somali.Waxaana filaya in ubadka markoodi horaba naago lacag lasiiyay in lakula sharutamay ubadka lacagtan qada nodhala kadibna waan adegsaneeyna oo sidi aanrabo aanudegsaneena oo sisharcidaro ahba markoodi horeyba ifka uyimadeen ilmahan.
    omar on 20 April, 2010 10:11:49
    ac.w.w.b.r.k.t allahu akbar weli laahil (ali) xadka ayaad kabaxdaye gabdhaha somaliyeed meel hoowga dhicin gabdha heenu maga taan tafiir tooda horey uma dhicin hadana in shaa allah dhici meeysoo gab dhaheenu dhaqanka nuucaasa ineey ku dhaqmaan waa ka sharaf badan yihiine xaashaa lilaahiye gabdhaha soomaliyeed ee qiimaha iyo dad nimada leh meel hoowga dhicin sharaf tooda iyo dad nima dooda waxaas na ka foow jignaaw inaad meel uga dhacdo gabdha heena soomali yeed w.w.w.b.r.t.h
    Ali on 20 April, 2010 11:55:24
    Horey umadhicin maantase weey dhacday sida ay udhacday dadka labireynayo sidi xoolihi iyo wiil dhahayo aabo waxaad igu dhashay xaaran ee hada ismahersada adiga iyo hooyadey.Wabilahi towfiiq
    i love my diin and country on 24 April, 2010 12:26:27
    CALI DHEERE MA,AHAN NIN OG QIIMAHA IYO WANAAGA,NAXARIISTA,IYO IXTIRAAM EY LEDAHEY DIINTA ISLAAMKA.WUXUU WATO WAA FIKRAD KOOBI AH,AMA WANNA BE BIN LADIN)WAXAA OO KU TILMAAMO JIHAAD WAA WAX KA MAMNUUC AH QOFKASTA OO AH MUSLIM.WAXUU DADKA MUSLIMIINTA HA UGU YERAA GAALO/NASAARO TAAS OO MID KA MABNUUC AH IN UU QOF MUSLIM SHEEGANAYAA INUU UGU YEERO QOF KALE OO MUSLIM AH.WAXAAD OGATAA CAQLIGA DARADA AAD ISTICMAALEYSID IN UU KA SHAQEEYN DALKEENA IYO BULSHADEENABA.SOMALIYA DAD ADIGA KAA CILMI IYO CAQLI BADAN XAG DIIN IYO DALBA WAA JIRAAN OO KA NADIIFSAN.JOOJI BOBKA IYO GOWRACA XALAAL QUUDATA SOMALIYED OO DHIBAATEYSAN
    Ali on 29 April, 2010 11:52:34
    Wacalka meesha uu kubado waxaa kuhalaagma umadda xalaasha ah.Baraka nolosha adanaha iyo qiimaha noloshooda ayledahay waxaa kaqada waa ilmaha wacalada ah ee sharafta iyo aqlaaqda Muslinimo laheen.Hadaba ilmahan waa ilmo loogorinayo in Somali loogu adeegsado si aysan uga dhalan nadaam iyo kaladambeen loogunadido shacabka Somaliyeed xasiloni iyo madaxbanaanimo.Wabilaahi towfiiq
    Yassiin on 30 April, 2010 03:53:58
    WAXAAN IS WEYDIIN LEH MARKA AAN SI FIICAAN U FIIRSANO FILMKAAS OO AAN MASKAXDEEN KA SHAQEYSIINO MAXAAN U ARKI KARNAAN IN U YAHEY ALI DHEERE AMA DADKA KA DHAGEYSTEY WAXAA UU SHEEGAYO?WAXAA MARWALBA AFKIISA HUURADA BADAN KA SOO BAXA IN UU UMMADA SOMALIYEED MASLAXO U WADO IYO DIINTA ISLAAMKA OO KU DHAQMO.WAXAA HALKAAN NOOGA CAD IN UU DIINTA ISLAAMKA UU KARAMADA AY LAHEYD SHARAFKA OO KA QAADEY UMMADDA SOMALIYED UU RABO IN EY WALIGEED HAGAAGIN.WAA FARAQ NIN XALAAL IYO DIIN WADA WAXAAN WUU KA DHEERAADAA.........
    Houston Home Security on 11 April, 2011 11:08:19
    I must explain, your publish will go to the nerve of the subject. Your pellucidity leaves me seeking to know much more. Just so you already, i will instantly seize your feed to keep up thus along with your web website. Sounding Out thank you is just my little way declaring bravo for a good resource. Take on my sweetest wishes for your next publication.
    Los Angeles Alarm Companies on 21 April, 2011 10:04:03
    I feel delighted to read such a good post, I would like to thank the Author for this marvelous efforts. This post is good in regards of both knowledge as well as information. Thanks for the post.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0