citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Video | Daawo Video Qaraxii Ugaandha 74 oo ku dhimatay dhaawacana aan tiro lahaayn

    Daawo Video Qaraxii Ugaandha 74 oo ku dhimatay dhaawacana aan tiro lahaayn

    Font size: Enlarge font

     

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (7 posted):

    cabdijiraa on 14 July, 2010 03:02:10
    subaxaaanalaaaaaaaaaah waxaa ila yaaba shabaab waxa ay damacsan yihiin siiba ninkaan lagu magacaabo cali dheere miyaadan ilaahay ka baqynin oo aadan lahaynin xidid naxo oo maxay kaa sameeyeen maatadaas aaad laynayso waxaan ilaahay kaaga baryaynaa inuu ku tuso xaqa waayoo hadii aan wax kala ku dhahaa kula midbaan noqonayaa ee hadii uu jiro qof garanaayo ama uu wax ka maqlayo ha u turo dadkiisa waayoo waa doqon aanan dantiisa garanayni oo laynaya dadkiisa kaba sii darane markii ay qaxeen dhibaato u gaysanayo waryaa ilaahaygii ku abuuray ka baq ee mataada ha layninin ka daac
    yaxye on 14 July, 2010 03:12:35
    ileen nimankaan afka duubtay waa balaayo oo aan ka garanaynin meel ay naga soo gashay .waar dadkiinii layseene xageebaad u socotaan oo ay idiin wataan raga guryahoodii soo gubay oo idiinku shaqysanayaan oo idiinku laynayaan dadkiinii miyaadan damiir lahaynina soomaliyeey kaca ee iska celiya ayaydaan la soo dirasay oo magaciinaka dhigay mid aduunka laga naco waaaaaaaaaar ka oo toosa waa salidan tihiine iska ceiya kuwa laynaya caruurtiina iyo haweenkiina iyo waayeelkiina hadii kale sidooda afka soo duubta ee ku lada meel aanaan munaasab ahayni wabilaahi towfiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq
    ahmed on 14 July, 2010 03:34:57
    ugandhes miyaa tihiin markaa u naxeesan maa u soo ogsaan shacabka somaliyeed marka la baabi ye wax fiican ha idsheego diiga somaliyeed kama ficno dhiiga ugandhesaka gamuunfakatay so cilis malahan
    Sadaad on 15 July, 2010 02:27:44
    Xaquuqda insaanka maahan in qofbini'adan ah lakuxadkudbo. Ruux muslin sheganaya kumaxadkudbi karo ruux kale ama muslin hanoqdo ama gaal hanoqdo.Shacabka Somaliyeed wuxuu dhibka ukaraya wexeey qariyeen dambilayaasha aduunyada oo dhan ka ah wandeedka.Wabilaahi towfiiq
    abu muscab on 18 July, 2010 09:19:30
    yaxye adiga waxaa tahay kuwa galada jecel gafirun bilaah ayaa tahay
    abu muscab on 18 July, 2010 09:29:06
    Sadaad cabdijiraa waxaad tihiin 2 qof oo aan xishood iyo islanimomad ay ku yartahay ee allah ka cabsada u na doobad keena haddii kale galnimo ayaad ku dhimaneesaan
    6 ave electronics on 10 December, 2010 01:03:36
    Valuable information! Looking forward to seeing your notes posted.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    3.00
    Powered by Vivvo CMS v4.0