citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Video | Ciyaalkii ceebeeyay ciidamada dowladda (Daawo Video)

    Ciyaalkii ceebeeyay ciidamada dowladda (Daawo Video)

    Font size: Enlarge font

    Xasaradaha ka taagan Somaliya ayaa qasbay in caruurta qeyb ka ahaadaan iyadoo dhinacyada is haya ay ku qasbeen caruurta in ay askareeyaan oo ay dagaal giliyaan taasi oo hareer mareysa hishiiska Jineva ee dhowrista xaquuqda caruurta .

    Dowlada Somaliya ayaa lagu eedaayaa in caruurta dagaal giliso kuwaasi oo aan da'dooda ka yar tahay 9-sano .

    Wadooyinka Muqdisho ayaa waxaa ku firdhisan caruur la askareeyay kuwaasi oo u dagaalama labada dhinac dowlada iyo kooxaha islaamiiyinta mayal adag .


     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (1 posted):

    Somali on 25 June, 2010 05:29:55
    To the weak claiming government , you must stop using children as an adult.

    you must know that the world is watching and is not acceptable!!!!!!!!!!!!!!!!

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    3.25
    Powered by Vivvo CMS v4.0