citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Video | Dagaaladii shalay oo siweyn loogu hoobtay iyo xili walbaa oo dagaal la filan karo (Daawo Video)

    Dagaaladii shalay oo siweyn loogu hoobtay iyo xili walbaa oo dagaal la filan karo (Daawo Video)

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

     

     

     

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (8 posted):

    Karinle on 03 June, 2010 07:04:36
    Allaah Subxaana watacaalaa waxaan u waydiineynaa in uu mujaahidiinta gacantii sareysa ka dhigo.

    gaal iyo gaal raac way tashadeen, munaafiqna faa iiso maleh aan aheyn in lagu shahiido.
    kii shaley lahaa madaxtooyadaa layga soo weerarey oo in laydilaa larabay ayaa la safan oo dhican dagaalamaya.

    bal fiiriya munaafiq kala hadalkiisa, Alaah subxaana wacalaa waa ujeedaa , dhagartooda wayna ku gabi doonaan, Amiin
    Di Jangoow on 03 June, 2010 08:41:27
    Fiiri Beeloowayaashaani Boondheere waxeey noo soo duubayaan waa dagaalkii sanadkii hore dhacey. aawey Muuse Caraale waa nin Suudaan ku xiran. kiiikiiii oo waxeey qarinaayaan jabkii shaley gaarey kooxaha Al-dadqalato iyo Xisbul-Eber kkkikkkiiiikkaaak War kuwaani Boondheere oo weli waxaa qaba miyaa kooxahaani shuftada ah..Shaley oo kale kooxahani shuftada ah ee Mufsidiinta ah weligooda ma hilmaami doonaan ee ogaada. Waa in kuligooda laga tirtiraa wadanka oo dhan.. lana gubaa meedadakooda ama lagu quudiyaa Libaax badeedka sababtoo ah waa qashin.
    amir on 03 June, 2010 10:36:53
    qof walba waxuu rawo ayuu sheeganayaaaniganeh waxan sheganayaa mar ilahey umada u gargaar oo kaliya ayaan ku darsanayaa dawlad iyo mucaaradba shacabka wax ma u haayaan
    tooxoow on 03 June, 2010 11:45:49
    maxaat markasta ugu magacawdiin togata mujahadiin wax mujahadiin ah ma joogan somalia. waxaa googa kooxo ilahey halagey ee marka aad qoreysan iyo marka aad warka aad shaageysan waxaku haboon inaa tirahdiin kooxo ilahey halaagey ayaa waxey kukordagalamaya caruur iyo hawen oo masaakin ah
    LACIILAY on 04 June, 2010 04:47:16
    KAN LABAXAY KARNILE YOU SO STUPID AA TAHAY OO MOORYAAYAAN AH INTUU JOOGAA MUJAAHIIDIINTA KUWAAS MOORYAANTA BEEN CIMAAMO MADAXA OOGU DUUBTAY AA DHAHEESAA MUJAAHID WASAQ AA TAHAY OO IN ADEERKIIS ABAABULAHA AH HADII ALA UDAGAALANYIHIN MASKIINTA AA LOO DANEEN LAHAA OO 20 SANO DAGAAL KUJIRTO IYO BAAHI KOOKASTO QABIIL UU ORDAA IYO DANTIISA AWAY DANTA DADWEENAHA BAAHI IYO DAGAAL LAYSKUUGU DARAY MARKALETO AFKAAGA YOOW KASOO BIXI MUJAAID
    darbaweeyne on 04 June, 2010 12:29:25
    War naagahaani boondheere.com may naga daayaan beentaani. Vedeogani waa dagaalkii sanadkii hore oo eey ku le`deen kooxaha Afkooda qurunka ah soo duubtey iyo Al-Qarbudaadii ka soo cararay Afgaanistaan waa 2009kii ayeey weli noo soo qorayaan ama noo soo gudbinaayaan. Warnaagayaheey macsileeyeey xishooda beenta naga daaya, run tii waa loo dhameeyey kuwaani afka qurunka leh oo cimaamadda ku soo duubtey iyo ajaaniibtooda urka kala yimaadey Afgaanistaan. kkiiiiikkii
    Amal Omar on 04 June, 2010 10:05:47
    Inaa lilaah , what is wrong somalia ppl qoof muslim ah qof muslim dilaayo oo nin waliba ku fanaayo yaa rabi umadadeeyn u gargaar. Allahuma irham ma maatanaa wa shabaa naaa wa iqwanaa ladiina qadha uu wahum laa yacrafuun Allahuma irham naa yaa arham ramiin. su aal matada la bara kaciye yaa u maqan ayyo waligeeda gurigeeyda ka baxin aya ala bara kaciye yaa u maqan waab su aal?
    Ali on 05 June, 2010 12:08:46
    Duugi gurikaaga usoo dhaca hadii aad disho dacwo cid guqabsaneyso majirto aduun iyo aqiro.Ninka duuga ama muslin ha ahaado ama gaal ha ahaado.Wabilaahi towfiiq

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    1.00
    Powered by Vivvo CMS v4.0