citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Video | Shiekh shariif oo maanta cadeeyay in dowladiisa aay dhacday oo na soo magacaabi doono dowlad cusub (Daawo Vedio)

    Shiekh shariif oo maanta cadeeyay in dowladiisa aay dhacday oo na soo magacaabi doono dowlad cusub (Daawo Vedio)

    Font size: Enlarge font

     

     

     

     

     

     

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (4 posted):

    Ali on 17 May, 2010 12:51:01
    Fowdada iyo khalalaasaha xildhibanada Somaliya waa arin ay katambeeyan shaqsiyaad turunturo lajecel in dib uheshisiinti D'jipoudi guultareysado. Waxaa kamaqan xildhibanada arimo badan oo u horeeyso dib u heshisiinti kalhore hadii guguleysanwayaan meelmarenteeda wadanka oo horey dagaal ugu sugnaa sidoos ah ciidamada AMISOM logilintono dhamaana lakguqasbitoono in sidoos ah uga talaqadaan Shiiq Shariif oo maanta udidanyihiin in ay lashaqeyaan.Wabilaahi towfiiq
    SOMALI on 17 May, 2010 08:33:09
    gaal iyo gaal raac ha dhacaan, jab iyo halaag baan idin rajeyneynaa. Ilaahey subxaana watacaalaa garabkiina ka bax.

    dalkii iyo dadkii waad gadateen e, duli ku dambeeya.

    DIINTII ILAAHEY BAAD ARGAGISO KU SHEEKTEEN , ARGAGAX IDINKU DHAC,

    EMIIN , EMIIN EMIIN
    Isaaq on 17 May, 2010 11:34:31
    Waxaa tahay Somali dadbaadna kushegeysa gaal.Waxaa halkaas nokamuqada in aad diyiin intiina badan dad jaahil ah.Gaalka maanta ruur walba diintisa nucidoonta ha ahado waa lagu dhaxnoolyahay waana lalanoolyahay.Jaahil Somali isheeg cawaan ah cida kudhaxnool Muslimba Allah kadhigee cida maanta kudhaxnoon.Gaalka Illah baa kulaxisabtamayo gafkuugalay.Maantase waa kaa sharaf batanyahay waana oo kuwi Muslimka ahaa ee kaacararay baa iyaka hayaan oo cibadadooda iyo masajidyadooda loo ogolyahay in dulka galada ka ogaan kuna cibadeestan adikana waad qaxisay oo Muslin sheganaya marka islayaab gaal maanta waxba hakashegin.
    Sidaas iyo nabadkelyo
    Ali on 18 May, 2010 01:19:07
    Gudumiye kuxigeenka golaha baarlamaanka waxaa jooga gudomiye kuxikeenka baarlamaanka Pr-Dalxa sidasduuri ahna waxaa iskaleh in uu dudomiyo shirka golaha baarlamaanka.Wexee aan wafaqsaneen arinkaas waa sharci daro ee hala ogaado arinta.Ninka laleyahay waa ninka ugu dadaweeyn ee wuxuu nonoqonaya shir gudoomka Shugri Sh.Axmed xaq umalaha halaka digdonado.Wabilaahi towfiiq

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    4.00
    Powered by Vivvo CMS v4.0