

Sheekh Anwar Al-Cowlaqi oo Bogaadin usoo diray Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee Somaliya ka dagaalanta.
Hogaamiye sare oo katirsan Ururka Al qaacidda ayaa amaan balaaran u jeediyay Kooxda Al shabaab ee dagaalada kula jirta Ciidamada Dowlada Federaalka KMG ah iyo kuwa shisheeye ee Muqdisho ku sugan.
Sheekh Anwar Alcowlaqi oo ah wadaad ay si weyn u doon doonayaan Dowladda mareykanka islamarkaana haysata dhalasha Mareykan ah ayaa sheegay in Xarakada Al Shabaab ay tahay mid ku dayasho mudan sida uu hadalka u dhigay.
"Xarakaadka Islaamiga ah iyo culimada waxaan ugu baaqayaa in ay wakiilo usoo dirsadaan Somaliya si ay shabaab uga bartaan ku dhaqanka shareecada Islaamka iyo maamulo wanaaga"ayuu yiri Anwar Alcowlaqi.
Wadaadkan uu Mareykanku ku daray Liiska Argagaxisada oo waraysi siinayay shabakadaha Alqaacidada Jazeerada Carabta ayaa ku dhawaaqay in meel walba oo caalamka ah lagu dilo Askarta Maraykanka.
Madaxweynaha Mareykanka Barac Obama ayaa dhawaan saxiixay qorshe lagu dilayo Anwar Alcowlaqi oo lagu eedeeyay in uu dhiiri geliyay Howlgal Askari Muslim Mareykan ah uu ku laayay Askar katirsan Ciidanka Mareykanka iyo Howlgalkii fashilmay ee Ninka Nayjeeriyaanka ah ku qarxin lahaa shirkad laga leeyahay Mareykanka
Comments (15 posted):
NACLA TULLAAHI BAA KUGU TAALA CARABYAHOOW WAALAN,DULLI ALLAHA KUGU DILO AWALBA WAXAAD EHEED CARAB MIDDI LAGU MUSLIMIYEY
WAQTIGAN GAALADA AYAA KU DHAANTA DUF KU BAX ILAAHEEY IDINKIIS.DIIN MA HEEYSID WAXAA TAHAY FUTADA DHIIBTO.
duli duli ah, especially naagtaan xunoo wasaqada, naa learn how to talk or do not write uselessyahat
WECELO DHASHOW
maandhow calaacalka iga daa carab waa naagee?
sucdi iyo naagaha carbeed haday is haystaan maxaad ka rabtaa iyadaaba nooga filan.
waxii carbtaan iyo waxa gafuurka duubtay sida naaghii u daaya sucdi baa ku filan?
ILAAHEY IDINSOO QABEY
Post your comment