

Jabhada ONLF Oo Dishay Nin British Ah
Jabhada ONLF ee ka dagaalka Kula jirta Dowlada Ethiopia ayaa la sheegay inay dishay nin Dalxiise ah oo u Dhashay Wadanka Britian, Ninkan oo aan la sheegin Magaciisa ayaa la sheegay inu ku Safrayey Jidka u Dhaxeeya Degmada Danood Iyo Wardheer Ee Gobolka Ismaamulka Somalida Ethiopia, Waxana la sheegay in Maleeshiyo ka tirsna ONLF aay rasaas ooda uga qadeen ninkaasi Iyo Baabuurki u wotay
Kooxaha Ninkan dilka u geystay ee ka tirsan ONLF ayaa la sheegay in iyagana Ciidanka Ammaanku aay Dileen, Arrintan ayaa dhacday Sidaa wararku Sheegayan Maalinimadii Talaadada Ee 6 Bishan April, Waxana la aqoon sababta ONLF u dileyso Dadka Ajaanibta ah, Iyada oo la ogyahay In Mas’uuliyiinta Ugu Sareysa Jabhada ONLF ku nool yahiin Dalka Ingiriiska oo ah Halka aay Muwadiintooda Dilayan
Comments (0 posted):
Post your comment