citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Maqaal | C/qani Jeenyo oo loo magacaabay la-taliyaha Farmaajo ee Dhalinyarada & Isboortiga (Daawo Dukumentiga)

    C/qani Jeenyo oo loo magacaabay la-taliyaha Farmaajo ee Dhalinyarada & Isboortiga (Daawo Dukumentiga)

    Font size: Enlarge font

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta xil la-taliyenimo u magacaabay C/qani C/llaahi Hilowle (C/Qani Jeenyo) oo ah Guddoomiyaha Dhalinta cusub ee Soomaaliyeed (Somali New Generation).

    Ra’iisal Wasaaraha ayaa C/qani Jeenyo u magacaabay la-taliyaha Ra’iisal Wasaaraha ee Arrimaha Dhalinyarada iyo Isboortiga, waxaana lagu doortay sida ku xusan Dikreetada lagu magacaabay aqoon uu arrimahaas u leeyahay.

    C/qani C/llaahi Hilowle (C/qani Jeenyo) oo ka mid ahaa Naadigii Kubadda Kolayga Jeenyo ayaa in muddo ah waxaa uu ku howlanaa Horumarinta Dhalinyarada iyo Isboortiga, wuxuuna dalka dibaddiisa ka aas-aasay Kooxo Isboorti, halka uu caawiyo Kooxo ka dhisan dalka Soomaaliya gudahiisa.

    Dhanka kalena, C/qani Jeenyo ayaa Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Faarmaajo) uga mahadceliyay xilka uu u magacaabay, isagoo Allaah ka baryay in uu u fududeeyo xilka loo magacaabay.

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (7 posted):

    dafacullaah on 22 February, 2011 09:51:34
    cabdi qani
    dafacullaah on 22 February, 2011 09:57:27
    assalaamu caleykum walaal cabdiqani
    maasha allaah xilka laguu magacaabay allaha kuu fududeeyo adna allaha kaa dhigo walaalkii noqda furihii wadaninimada amiin yaa rabbi
    mr daacad on 23 February, 2011 10:42:23
    walaalayaa waxaan is warsnaynaa c/qani sow maha kii aan niqinay ma talo ayuu keeni kara asag ayaaba uu baahan in loo taliye, waxaa yaab noqotay in nin socon waayay yirhaado waa orda dowladan baab yaab leh oo aan kala aqoonin intee ciyaartooy ku nool dalka gudihiisa ee horay loo xaqiray intee c/qani ka waayo argsan ee ku nool dibada hadii laga rabo la taliye dibada waan garn lahay hawsha meesh ka socodto waan sugeynaa talada c/qani ku soo kor dhiyo sportiga habaabsan.
    solid wooden furniture on 24 February, 2011 01:29:45
    I like this article. This realize me that even the big company have some problem with other big company. Need each other don’t mean that we need to consider that there is no problem between them.
    Industrial Furniture on 25 February, 2011 08:24:46
    Thanks for your comments — I love learning how other writers find ideas for magazine articles or blog posts!

    Nard ~ That’s a great idea, to write down all the ideas that occur to you. Then, pick the ones that fit your personality, mission, career or blog goals, or style…that’s a great way to approach it.
    xasan abati on 26 February, 2011 07:11:42
    Hambalyo c/qani waxaan ku leeyahay illaahey ha kula garab gallo
    Lindsay Rosenwald on 27 February, 2011 10:54:34
    This is a really good post. Must admit that you are amongst the best bloggers I have read. Thanks for posting this informative article.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0