Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | Maqaal | Sheekh Aaden Madoobe Oo la Kulmay Ato Meles Zenawi

    Sheekh Aaden Madoobe Oo la Kulmay Ato Meles Zenawi

    Font size: Enlarge font

    Ra’iisal Wasaaraha Dowlada Federaalka Ethiopia Ato Meles Zenawi ayaa Maalinimadii Shalay ku qaabilay Xafiiskiisa Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka KMG ee Somaliya Sheekh Aaden Maxamed Nuur Madoobe, Kulanka ayaa aha mid labada Mas’uul uga wada hadli Xaalada Xilligan ee Dalka Somaliya Iyo Weliba Khilaafyada ku kala dhexjira Dowlada

    Ra’iisal Wasaare Ato Meles ayaa u sheegay Gudoomiyaha Baarlamaanka In mar kasta Ethiopia garab tagan tahay Dowlada Federaalka KMG Iyo Weliba Hanaanka dib u Heshiisinta Sidoo kalena waxa u sheegay Ra’iisal Wasaarahu in loo bahan yahay in Khilaafadka Gudaha dowlada in sii Hoose loo dhameeyo

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aaden Madoobe ayaa sii weyn isaguna dhinaciisa ugu Mahadceliyey Dowlada Ethiopia isaga oo sheegay inay tahay dowlada keliya ee mar kasta garab tagan Walaalahooda Somaliyeed, Sidoo kale Aaden Madoobe ayaa ka codsaday Dowlada Ethiopia Iyo Dowladaha Calaamka inaan laga daalin Taageerida Dowlada Somaliya

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0