

Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Shariifka Oo Alqaacida Madax Martay
Wasiirka Warfaafinta Iyo Wasiirka Lacagta Ee Dowlada Federaalka KMG Ee Somaliya ayaa labaduba Sheegay in Ururka Alqaacida U Dalka Somaliya Xilligan ku Sugan yahay, Isla markana Hoggaanka Alqaacida ku soo jeedo Dhinaca Somaliya Kadib markii Aay Marti qaad ka heleen Islaamiyiinta Somaliya
Wasiirka Warfaafinta DFKMG Ee Somaliya ayaa isaga oo Shalay Shir jaraa’id ku qaban Magaalada Muqdisho Waxa Sheegay in Usama Bin Laden uu ku Soo Socdo Dhinaca Somaliya, Alqaacidana Ka sameysatay Dalka Somaliya Saldhig Muhiim Ah
Sidoo kale Wasiirka Lacagta Eng Cabdiraxmaan Yariisow ayaa isaguna sheegay in Ururka Alqaacida u Dalka Somaliya Khatar weyn ku hayo, isla markana aay Boqolaal Ciidamo Ka tirsan Alqaacida ah aay dhinaca badda u soo maaran Somaliya, Halka kuwa kalena aay dhinaca Cirka soo maran Oo Diyaarado ka soo raacan Eritrea Sidaa u hadalka u dhigay
Dhab Ahan Shaha Wararka Wasiiradan ayaa la hubin, in kasta oo Hore Ururka Xizbul Islam u Sheegen Inay dalka Somaliya ku Marti Soori doonan Hoggaamiyaha Alqaacida Sheekh Usama Bin Laden
Comments (0 posted):
Post your comment