Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
-Waan Sii Joogeynaa Gudaha Dalka Somaliya Ilaa Iyo....

17-May-2007

Ra`iisal wasaaraha dowlada Ethiopia Mellas Zenawi oo wareysi siiyay wakaalda wararka ee Reuters ayaa sheegay in ay laga maarmaan tahay in ay ciidamadiisu sii joogaan gudaha dalka Somaliya tan iyo inta laga soo dhameystirayo ciidamada midowga Africa ee AMISOM.

Mellez Zenawi ayaa yiri: "Waanu ogsoon nahay in uu jiro culeys xaga dhaqalaha ah oo heysta dowladaha ku yaboohay ciidamada dalka Somaliya", wuxuuna intaa raaciyay in ka bixitan deg deg ah oo ay sameeyaan ciidamada Ethiopia ay saameyn weyn ku yeelaneyso ammanka dalka Somaliya iyo guud ahaanba geeska Africa iyada oo uu sheegay intaa micnaheedu uu yahay in cidamadiisu ay sii joogayaan gudaha dalka Somaliya ila iyo inta ey ka imaanayaa AMISOM.

Melles ayaa intaa ku daray in aanay wax faa`iido ah laheyn in ciidamadiisa loo qabto waqti ay kaga baxaan gudaha wadanka Somaliya wuxuuna ku sheegay tiradooda raiisal wasaaruhu in ay ka badan yihiin 40 kun oo askeri oo keliye waxaaana loo soo diray sida uu sheegay Mellez Zenawi in ay dalka somaliya ka sifeeyaan waxa uu ugu yeray Midowgii Maxaakiimta oo iyagu ka ariminayey kuufurta iyo bartamaha Somaliya mudo lix bilood ah.

Hadalkaan Zenawi ayaa waxaa uu ku so beegmay ka dib halmaalin oo qura markii uu gudoomiyaha ururka midowga Africa Alfa Cuamr Konaari uu sheegay in masiibo weyn ay ka dhalan karto hadii ciidamada Ethiopia ay si fudud uga baxaan gudaha dalka Somaliya balse Zenawi ayaa horey u sheegay in uu ciidamadiisa si dhaqso leh ugala baxayo dalka somaliya .

Sodoo kale hadalka Zenawi uu ku sheegayo in cidamadiisa uusan dhaqso kala baxaynin gudaha Somaliya waxaa uu imanayaa ka dib markii ay wasiirada arimaha dibada ee Midowga Yurub kulan ay ku qaateen magaalada Brussels ee xarunta dalka biljimka ay ku baaqeen in cidamo nabad ilaalineed ay u so dirayaan dalka somaliya hadii ay ka baxayaan dalka kuwa reer Ethiopia ee haatan jooga

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031