Web HostingReliable, Affordable Hosting Plans
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• Amin Arts.com
• Abaaqarow.com
• Aflax-online
• All Ceeldheere
• Axadle.com
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhagaweeyne
• Jamaame.com
• italosomali.org  
• Gandershe.com
• Hiiraan.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Sosca.ca
• Somaliroots
• Somali Cartoons
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Wabishabeele  
• Xeebta.com
•Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
 
 
 
Tartan kubada cagta oo aay soo qaban qabiyay Police ka Divition Toronto iyo gudiyaal kale ee somaliyeedaay. kadib markii aay ka qaaybgaleen ilmo soomaaliyeed oo aay dadooda tahay 7jir ilaa 12 iyo 12-13. koobkana aay ugu talagaleen ilmahaasi si aay ugu badbaadiyaan halista soo qaabisha ilmaha marka aay dadaani jiraan sida dagaalka balwada iyo wax yaalaha foosha xun oo aay ku kacaan ilmaha qaarkiisa. waxaana police ka kula caawiyay gudiyo kale oo kakala socda cayaartooy da yaryar oo mustaqbal ku leh dalka Canada. sidoo kale waxaa mahad gaarleh mudan Macalin Daahir boodaaye iyo Marshale oo ayaga waqtigooda galiyay ilmahaasi si aay uga fogaan diintooda iyo dhaqankooda..sidoo kale waxaa mahad mudan dhamaan waalidiintii ka soo qaayb gashay daawashada ciyaarahaasi si aay ilmahoda ugu baraarujiyaan waxa fiican . sida Saadiq Muumin, Abdullahi yusuf , Baashi Ali Baashi, Macalin Muuse, Abdirsaaq shuuriye,Anwar Thabit macalin abdi dheere Abuukar gaab iyo qaarkaloo badan.
Next
 
 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line....