Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Ra'isulwasaare Zenawi oo kulamo la qaatay madaxda DKMG ah iyo xubno kale (posted june 05,07)
 

Wafdi uu hogaaminayo Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo galabta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa lagu waramayaa in ay dib ugu labteen dalkooda, ka dib markii wada hadalo ay la qaateen Hogaamiyeyaasha dowladda KMG ah ee Somalia iyo xubno kale. Imaanshaha wafdiga uu hogaaminayo Ra'isulwasaaraha Ethiopia Males Zenawi ee magaalada Muqdisho oo aheyd mid aan horey loo sii shaacin ayaa ah socdaalkii ugu horreeyay oo Males uu ku yimaado Somalia tan iyo markii ciidamadiisa oo garab siinaya kuwa dowladda KMG ah ay la wareegeen magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah K/Somalia dabayaaqadii sanadkii hore.

Males oo ka soo dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa kulan albaabada u laaban waxa uu kula qaatay xarunta Madaxtooyada Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia, C/laahi Yuusuf iyo Ra'isulwasaarihiisa Cali Max'ed Geedi, iyadoo wali aan la ogeyn waxyaabaha rasmiga ah ay ka wada hadleen.

Males Zenawi ayaa sidoo kale kulan safaaradda Ethiopia ee Somalia waxa uu kula qaatay Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda kMG ah ee Somalia, kuwo ka socday maamulka gobolka Banadir, odayaal dhaqameedyo ku sugan magaalada Muqdisho.

Xubnaha kulanka ka qeybgalay qaarkood ayaa shabelle u sheegay in Ra'isulwasaare Males Zenawi uu odayaashaasi sharaxaad uga bixiyay qaabka loo baahan yahay in loo xasiliyo amaanka caasimadda Somalia iyo sidii iskaashi looga sameyn lahaa sugidda amaanka magaalada, iyadoo Males uu sheegay in haddii lagu guuleeysto amaanka magaalada Muqdisho in Ethiopia ay qorsheyneyso in ciidamadeed ay kala baxdo dalka.

Xubnahaan oo ka gaabsaday in la shaaciyo magacyadooda ayaa wax ay tilmaameen in Males zenawi uu ku dhiiri galiyay ka qeybgalayaasha kulankii ka dhacay safaaradda in ay ka qeyb qaataan shirweynaha dib u heshiisiinta beelah Somaliyeed oo dhowaan lagu wado in uu ka furmo caasimadda si loo soo afjaro mushkiladaha ka oogan dalka.

Waa markii ugu horreysay oo Males Zenawi uu socdaal ku yimaado caasimadda Somalia tan iyo markii ay la wareegeen inta badan koonfurta Somalia ciidamada Ethiopia oo taageeraya kuwa dowladda KMG ah, iyadoo Males uu isla galabta dib ugu laabtay magaalada Adis-ababa.

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031