Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Ciidamo Ethiopian ah
oo wata ilaa 30 gawaarida dagaalka oo ay ku jiraan taankiyo ayaa
saakay lagu rasaaseeyay inta u dhaxeysa Deegaanka Suuqa xoolaha
iyo Isbitalka Sos ee magaalada Muqdisho.

Kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ayaa rasaas la beegsaday kolonyo
gaadiidka dagaalka ah oo ay wateen ciidamada Ethiopia oo ka yimid
dhinaca degmada Balcad, kuna soo jeeday magaalada Muqdisho. Ciidamada
Ethiopia ayaa iyaguna waxa ay ku jawaabeen rasaas xoogan oo ka dhacda
qoryaha lidka diyaaradaha iyo mid fudud, iyadoo ilaa iyo iminka
aan la garaneyn qasaaraha dhabta ah ee iska horimaadkaasi. Laakiin
ciidamadii Ethiopian ka ahaa ee la rasaaseeyay ayaa iyaguna ka soo
gudbay halkaasi, kuwaasi oo soo maray dhinaca wadada Hotelka Ramadan
una soo ruuqaansaday dhinaca xaruntii NSS ta ee W/magaalada Muqdisho.
Maahan markii ugu horeysay oo kooxo maleeshiyo ah ay jidka u galaan
kolonyo ay wataan ciidamada Ethiopia oo maraya wadooyinka Muqdisho. Arintaana
waxa ay ku soo beegmatay xilli ciidamada Ethiopia ay bilaabeen in
ay isaga baxaan gudaha dalka Somalia
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031