Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
RW Geedi oo saxaafadda uga war bixiyay qarixii shalay lagu weeraray Hoygiisa

Posted to the Web Jun 04, 16:11

Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia, Prof. Cali Max'ed Geedi ayaa sheegay in qarixii shalay lala beegsaday gurigiisa ay ka dambeeyeen kooxo argagixiso ah, ka dib shir jaraa'id uu maanta ku qabtey hoygiisa oo uu ka muuqday burbur xoogan oo qaraxaasi uu u geeystay.

Isagoo la hadlayay Suxufiyiinta ayaa Mr. Geedi waxa uu sheegay in qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay gurigiisa uu geeystay qasaaro naf iyo maalba leh, waxaana uu dusha kaga tuuray Mas'uuliyadda qaraxaasi in ay ka dambeeyeen waxa uu ku tilmaamay kooxo argagixiso caalami ah oo jooga Somalia waa sida uu hadalka u dhigaye.

Ra'isulwasaare Geedi ayaa mar uu ka hadlayay qasaaraha dhabta ah ee uu geystay qarixii lala damacsanaa ayaa waxa uu sheegay in ay ku nafwaayeen ciidamo ka tirsan ilaaladiisa iyo dad rayid ahaa oo ku hor ganacsanayay hoygiisa sida uu sheegay.

Waxa uu ugu baaqay ururada caalamiga iyo beesha caalamka in ay gacan ka siiso dowladdiisa la dagaalanka waxa loogu yeerao argagixisada, waxaana uu carabka ku adkeeyay ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa Ethiopia iyo ciidamada Midowga Africa ay cirib tirayaan waxa uu ku tilmaamay argagixisada.

Hoyga Ra'isulwasaaraha iyo dhismayaal kale oo ku xeeran ayaa waxa ay ahaayeen kuwo burbur xoogan uu ka soo gaaray qarixii shalay ka dhacay halkaasi oo ka dhashay gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo uu watay nin isi soo miidaamiyay sida ay sheegeen dad goobjoogayal ah.

 
 
 
 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031