|
 |
Taangiyo Looga Gubey Ciidamada Ethiopia Dagaallada Maanta ee Muqdisho. (Posted to the Web Apr 21, 17:43) |
|
Sida ay dad goobjoogayaal ah sheegeen waxaa ay arkeen ciidamada ethiopianka ah oo Jiidaaya Mid ka mid ah Taangiyadaasi oo Gebi ahaanba Gubtey xilli uu dagaalka ka qeyb qaadanaayey.
Taangiga labaad ayaa waxaa uu isna ku gubtey isla deegaankaasi fagax waxaana jirta in ay sidoo kale ciidamadaii saarnaa gaarigaasi uu kula gubtey.
Tiro ciidamado Ethiopia ah ayaa sidoo kale lagu dilay dagaalka maanta ka dib iska hor imaad aad u qaraar oo ay halkasi kula galeen xoogaga wax iska caabinta soomaaliyeed. |
|
 |
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More |
|
 |
 |
 |
|
|
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
|
 |
 |
 |
|
 |
 |
 |
|