Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Xoogagga xaq u dirirka oo gacanta ku dhigay Suuqa Jamhuuriya ee degmada Kaaraan (Posted to the Web Apr 20, 07:30 )

Warar lagu kalsoon yahay oo soo gaaraya Aayaha.com ayaa tilmaamaya in xoogagga xaq u dirirka Soomaaliyeed ee dagaalka kula jira ciidamada cadowga ah ee Itoobiya ay gaareen, isla markaana gacanta ku hayaan Suuqa Jamhuuriya ee degmada Kaaraan.

Xoogagga xaq u dirirka ayaa guullo la taaban karo maanta ka gaaray dagaalada ay kula jiraan ciidamada cadowga, iyagoo jebiyay duullaan xooggan oo ay ciidamada cadowgu saakay kusoo qaadeen goobihii ay shalay dagaaladu ka dhaceen.

Suuqa Jamhuuriya ee ay xoogagga xaq u dirirku gacanta ku dhigeen ayaa kaabiga u saaran Hotel Lafweyn oo xarun u ah ciidamada cadowga Itoobiya, lamana oga in ciidamada cadowgu isaga cararaeen xaruntaas.

Goobihii saakay lagu dagaalamay ayey joog joogayaal degaankaas ku sugan sheegeen in ay arkeen meydadka Itoobiyaanka oo daadsan dariiqyada.

Ciidanka cadowga ee lagu jebiyay dagaalkii maanta ayaa bilaabay in ay madaafiic ku garaacaan xaafadaha rayidku degaan ee magaalada sida degmooyinka Huriwaa iyo Yaaqshiid.

Ciidamada naf la caariga ah ee Itoobiya ayaa marka ay ku jabaan dagaalada ay kula jiraan xoogagga xaq u dirirka waxey bilaabaan in ay madaafiic ku garaacaan shacabka Muqdisho.

Madaafiicda ay tuurayaan ciidamada cadowga oo weli ku dhaceysa xaafadaha Muqdisho ayaan la ogeyn khasaaraha ay geysteen baaxadda uu la egyahay.

Duqeyntii ay shalay ciidamada cadowgu u geysteen xaafadaha Muqdisho ayaa waxaa ku naf waayay ugu yaraan 30 qof, iyadoo 130 kalena ay ku dhaawacmeen.

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031