Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Ciidamada dowladda KMG ah oo burburiyay dhismayaal sharci darro ah soona qabtey hub (Sat, April, 28 2007,13:30 Pm)

Ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia oo ay taageerayaan gawaarida dagaalka ayaa maanta ka bilaabay howl-gallo lagu burburinayo dhismayaasha sharci darada ah qeybo ka mid ah suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhinaca kale ciidamada dowladda howlgallo baariaano ah ay sameeyeen ay ku soo qabteen rasaasta Hoobiyaha

Ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia oo ayaa sidoo kale howl-galkooda ay ku jirtey kala hagidda gaadiidka sida qaldan u socda wadooyinka qaar sida Isgoysyada Aadan Cadde iyo H/wadaag, iyagoo sidoo kale burburinayay goobaha sida sharci darada ah uga dhisan wadooyinka.

Ciidamada dowladda oo isugu jira Boolis iyo Militari ayaa si koox koox ah u marayay wadooyinka, waxaana ay dadka ku war galinayeen in gacmahooda ay ku burburiyaan dhismayaasha sharci darada ah.

Axmed Xasan Dheere oo Sandaqad lagu iibiyo Cabitaan ku leh isgoyska Aadan Cadde ayaa shabelle u sheegay in loo keenay wareegto ka soo baxday xafiiska amniga gobolka Banadir in lagu amray in ay baneeyaan hareeraha wadooyinka.

Waa markii labaad oo ciidamada dowladda KMG ah ay burburiyaan goobo si sharci darro ah looga dhistay hareeraha wadooyinka, iyadoo isgoyska KM4 sidaasi oo kale looga burburiyay goobo si sharci darro ah halkaasi uga dhisnaa.

Dhinaca kale ciidamada dowladda waxa ay fuliyeen howl-gallo ay ku baarayen gaadiidka yaryar, iyadoo howl-galadaasi ay ku soo qabteen hub yiilay guryo ku yaala agagaarka Isgoyska Bakaaraha sida uu warbaahinta u sheegay Taliyaha ciidamada howl-galka fulinayay oo la yiraahdo C/salaan Max'ed Rooble.

 
 
 
 
 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031