 |
|
Web HostingReliable, Affordable Hosting Plans |
|
Kids Islam Histories |
Qura'an Translation |
Al-Jebra Learning |
Reading Qur'an |
Somali History |
Somali Songs |
Web Design |
Maqaalo |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
|
 |
• Amin Arts.com |
• Abaaqarow.com |
• Aflax-online |
• All Ceeldheere |
• Axadle.com |
• Baraawe Post |
• Biyokulul.com |
• Ceelbuur online |
|
• Calanka.com |
• Dhagaweeyne |
• Jamaame.com |
• italosomali.org |
|
|
• Gandershe.com |
• Hiiraan.com |
• Markacadey |
• Markacadey.net |
• Somali Sports |
|
• Somali Jaceyl |
• Sosca.ca |
• Somaliroots |
• Somali Cartoons |
• Somalitalk.com |
• Somali weyn |
• Somali post |
• Wabishabeele |
|
• Xeebta.com |
•Yaqshid.com |
 |
• Ayaamaha |
• Aayatiin.net |
• Godey News |
• Qaranpress |
• Somali Press |
|
 |
• Worldcup History |
|
|
|
|
|
Doxa Qatar,5/12/2006
|
shalay ayaa ciyaaro aad u xiiso badan ay ka dhacday garoonka caalamiga ee laguciyaaro ciyaarta dab ridka ciyaartaas oo aad u xiiso badnad oo ka soo qayb galeen dalal badan oo Asian oo Kuwa ugu caalamisan ciyaartan, ciyaartan oo tuuristeeda ay aad u adag tahay sida ad ula heshid liishka ayaa waxa ay Habalaha u ciyarayyey tiimka Qatar Amal Maxmuud iyo Aniisa Jaamac iyo Samsam Jaamac ay ka geesteen Wacdaro marka ay la heleen Sagaalkii daba la ridayey oo ay waregii hore ku soo baxeen,
waxa ciyaartaas markii danbe Final isugu yimid Hablaha u ciyarayey wadanka Qatar Amal iyo Samsam iyo Aniis iyo Habaha wadanka Kasikistaan iyo Wadanka Fiyatnaam oo kala helay sadexda biladood ee u horeyey , waana bilaadii u horaysay ee Qatar ee ay helaan Intii ay socotay ciyarahan Asian gameska oo bilaabmay Bishan
1/12/2024 , waxana aad loo faleyey Sadexdan Hablood ee wacdaraha ka gestay ciyaartan ,,,
Nasir Mohamed
AliNaasir7171@hotmail.
comDoha Qatar
|
|
|