Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Sh. Shariif Oo Beeniyay Hadalkii Jendayi Frazer

Dhageeyso

Hogaanka sare ee Maxaakimta Islaamka Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Jendayi Frazer ee ahaa in uu Maraykanku badbaado siiyey Sheekha xilligii Duqeynta ay ka jirtay hoydka Kudhaa ee cirifka fog ee Somalia.

 

Isagoo ku sugan Magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, ayaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu yiri "Maraykanka waan ogsoonnahay waa kan Dayaaradaha Dagaalka nagu duqeeyey oo Ethiopian-ka caawinaya, una basaasaya xilli kasta, marka Jendayi hadalkeeda maba ku haboona in laga jawaabo".

 

Hogaanka Maxaakimta Islaamka, waxa uu intaasi kudaray in Maraykan uusan waligii badbaado weydiisan doonin maadaama uu yahay cadowga koowaad ee Islaamka, isaguna uu yahay qof muslin qaalis ah.

 

"Haweenaydan Jendayi la leeyahay iyada ayaa fashil ku riday Siyaasaddii Maraykanka uu ka lahaa dalkeena, way jirtaan in ay lahadlay Safiirka Maraykanka u fadhiya Kenya, balse marnaba ma weydiisan badbaado, laakiin Dowladda Kenya ayaa i qaabishay " ayuu yiri Sheekha .

 

Kaaliyaha Xoghayaha arimaha Dibadda Maraykanka u qaabilsan arimaha Africa Jendayi Frazer, oo habeen hore lahadlaysay Idaacadda VOD laanteeda Afka Soomaaliga ayaa sheegtay in Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu ku wargeliyey inay ku hareereysan yihiin Dagaalyahanada Al-Shabaabka, kadibna ay iyagu kaalmo badbaada ah u fidiyeen.

 

Si kastaba waxaa haatan muuqata in Maraykanku uu ku hungoobay dabinkiiuu ladamacsanaa Hogaanka sare ee Maxaakimta Islaamka, sidaa aawadeedna uu ku dhawaaqo in Sheekh Shariif ay kalalaabteen kalsoonidoodii aheyd in ay u aqoonsan yihiin Qunyar Socod.

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031