Halyeygii da’da yar ee soomara Soomaaliya qarniyadii ugu danbeeya ayaa ah Gudumaiyihii gudiga fulinta maxkamadaha islaamiga ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Hadii ayno nahay Bahda yaaqshid Online & aqristayaashooda waxaan Sh. Shariif u aqoonsanaynaa Geesiga sanadka 2006,
Taariiqda shariifka
Magaca : Sh Shariif Sh Axmed Sh Maxamuud Sh Muuse
Ku dhashay : Shabeeladda Dhexe
Taariikhda Dhalashada Dhashay 25/01/2025
Xaalada Bulshada : Xaasle
Waxbarshadiisii :
1970- Dugsi quraan.
1988: Wuxuu ka qalin jibiyay Dugsigii Azhar raacsanaa ee Sheekh Suufi
1992: Wuxuu tagay Sudan wuxuuna gobolka Kurdufaan ka bilaabay Jaamacadda Kurdufaan Kuliyada Waxbarshada. Cudurka Malaariyada oo ku dhacay ayaa sababay inuu u baqoolo Liibiya.
1994: Wuxuu tagay Liibiya magaalada Tiripoli isagoo ka bilaabay Jaamacada Maftuuxa kuliyada Qaanuunka- Sharciga-
1999: Wuxuu ka qalin jibiyay Jaamacada
2000: Wuxuu dib ugu soo laabtay dalkiisa.
2002: Wuxuu noqday gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Shabeelada Dhexe isagoo la shaqeeyay Maxamed Dheere.
2003: Wuxuu ka soo laabtay Jowhar wuxuuna Macalin ka noqday Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Jubba oo ku yaala Xaafada Towfiiq ee magaalada Muqdisho wuxuuna macalin ku ahaa maadooyinka juquraafiga iyo taariikhda.
2003: Wuxuu wax ka aasaasay Golaha Jaamiciyiinta Soomaaliyeed isagoo ka noqday Gudoomiye
2004 : Waxaa loo Doortay Gudoomiyaha Maxkamada Sii Sii.
2005: Waxaa loo Doortay Gudoomiyaha Maxakamadaha gobolka
|