Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Qarxa Xoogan oo Xalay Saqdii dhex ka Dhacay Xarunta degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho

posted to the web 31-05-2025

Xalay saqdii dhexe ayaa qarax xoogan laga maqalay gudaha Xarunta degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho halkaas oo fariisin u tahay ciidamada Booliska Maamulka Mbagaati.
Sida ay ku warmayaa dadk degaanka qarxan oo xalau dhacay saqdii dhexe ayaa waxaa uu gilgilay dhamaan goobaha ku dhow dhow xaruntaasi, iyadoo markii uu qaraxaasi dhacayna kadib la maqalayay rasaas goos goos ah oo ay ridayeen ciidamada Maamulka Mbagaati ee qaraxaani lala beegsaday.

Ilo wareed ku dhow dhow xaruntaasi ayaa sheegay in halkaasi uu ku dhaawacmay Taliye ku xigeen ciidanka Maamulka Mbagaati ee halkaasi fariisinta u ahayd iyo hal askari oo kale oo isgana ka tirsanaa ciidankaasi.

Ciidamada maamulka Mbagaati ee xalay qaranaai lalal eegatay ayaa saakay bilabay in ay baaraan guryahay ku dhow dhow xrunta degmada shibis iyadoo sida uu goobjoog ugu waramay mid ka mid ah dadka degaan oo magaciisa ka gaabsaday ciidamamad Maamulka Mbagaati ee baaritaanka sameeynayay ayaa xaafadaas kala baxay dad faro badan oo aan ilaa iyo hada tiradooda lagareneeynin.

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031