Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 


Wiilkan oo uu dhalay ciyaaryahankii weynaa ee kooxda Horseed Axmed Sheegow ayaa heshiis la galay kooxda Manchester City ee dalka England.

Abuukar Axmed sheegow waa wiil dhashay 12.12,1993, dhererkiisu yahay 1.76m, deggan magaalada Magaalada Manchester. Abukar wuxuu ka dhashay qoys sport ah, kuna soo barbaaray bulsho caafimaad qabta. Ina sheegow waa wiil ku fiican diintiisa islaamka ah, quràankana dhameeyey hal mar haddana ku guda jira naqtiinka quràanka iyo barashada axaaddiista.

Abukar wuxuu ka ciyaaraa afka hore oo waa gool dhaliye. Labo wiig ka hor ayey ahayd markii uu lagu marti qaaday ciyaaro tijaabo ah ee kooxda Manchester City. Abukar wey la yaabeen macallamiintii kooxda City, waxayna yiraahdeen waa mucjasadii kubadda cagta, mustaqbalkana waxaan u rajaynaynaa in uu noqdo xiddigaha adduunka.

Ina sheegow wuxuu aad iyo aad ugu farxsan yahay in uu u ciyaaro kooxdan weyn. Wuxuu kaloo Abukar mahad gaar ah u soo jeediyey wiilka somaliyeed ee kaga horeeyey Cabdisalaam Caddaay sida uu u soo dhaweeyey.

Abukar Axmed sheegow wuxuu noqday wiilkii labaad ee ssomaaliyeed ee ku biira Manchester. Aabaha abuukar waa Axmed Sheegow e wuxuu inoo sheegay in ay qayb weyn ka qaateen sidii wiilkiisa uu uga mid noqon lahaa guddoomiya ARLAADI SOMALI COMMUNITY MANCHESTER Mr. Iidow.

Guddoomiye Iidow iyo ururka Arlaadi somali community waxay heshiis la galeen kooxda Manchester City, sidii loo hormarin lahaa dhalinta somaliyeed ee soo koreysa.

Mar aan khadka taleefoonka kula hadalnay guddoomiyaha wuxuu inoo sheegay in bisha soo socota 4teeda iyo 5teeda ilaa iyo 120 caruur somaliyeed ah ay tijaabin doonaan kooda City, wuxuu kaloo inoo sheegay in dhamaan waaladdiinta iyo ciyaartoyda somaliyeed e ku wanaagsan ciyaarta

 
 
 
 
 
 
 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031