 |
|
Web HostingReliable, Affordable Hosting Plans |
|
Kids Islam Histories |
Qura'an Translation |
Al-Jebra Learning |
Reading Qur'an |
Somali History |
Somali Songs |
Web Design |
Maqaalo |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
|
 |
• Amin Arts.com |
• Abaaqarow.com |
• Aflax-online |
• All Ceeldheere |
• Axadle.com |
• Baraawe Post |
• Biyokulul.com |
• Ceelbuur online |
|
• Calanka.com |
• Dhagaweeyne |
• Jamaame.com |
• italosomali.org |
|
|
• Gandershe.com |
• Hiiraan.com |
• Markacadey |
• Markacadey.net |
• Somali Sports |
|
• Somali Jaceyl |
• Sosca.ca |
• Somaliroots |
• Somali Cartoons |
• Somalitalk.com |
• Somali weyn |
• Somali post |
• Wabishabeele |
|
• Xeebta.com |
•Yaqshid.com |
 |
• Ayaamaha |
• Aayatiin.net |
• Godey News |
• Qaranpress |
• Somali Press |
|
 |
• Worldcup History |
|
|
|
|
|
|
|
3 Qarax oo xamar kadhacay iyo waliba Askar badan oo Itopian ah isku dhiibay dalka kenya maanta |
|
Waxaa xalay Mar kale Qaraxyo waa weyn lala beegsaday Fariisin ay ku sugnaayeen Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiyaan ah iyadoo Ciidamadaasi lagu tuuray madaafiic ka dhacda qoray ka mid ah qoryaha Waa weyn.
Qaraxyadan ayaa hal mar lagu wada kul miyay halkii ay ku sugnaayeen Qaar ka tirsan Ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka ah waxana la sheegay in Ciidamadaasi loo geystay Sadex Qarax oo ka dhacay qoriga loo yaqaano Baasuukaha ah, xili ay ku sugnaayeen Banaanka hore ee xerda Wakaaladii Hargaha iyo Saamaha ee ku tiil agagaarka wadada KM4 ee magaalada Muqdisho.
Qaraxyadaan ayaa bilowday Saacadu markey aheyd xiliga Muqdisho 7:15 fiidnimo waxaana la sheegay in weerarkaasi ay soo qaadeen kooxo Maleeshiyo ah oo aan wali la garan.
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa intaasi ku daraya in ay wateen raga geystay weerarkaasi labo Gaari oo ah kuwa loo yaqaano Runnerka halka ay warakalena sheegayaan inay ahaayeen nooca Mark2 ee waayah sida aadka ah looga isticmaalayay caasimada dalka Soomaaliya Muqdisho.
Rasaas aad u farabadan ayaa la is weydaarsaday qaraxa ka dib muddo hal saac kor u dhaafeysay waxana israsaaseyntaasi ku geeriyooday mid ka mid ah Ciidamada dowladda Soomaaliya, Halka tiri kale oo ka tirsan labada Ciidan uu dhaawacyo halis ah ka soo gaaray, inkastoo ay jiraan dadweyne aan iyagu waxba ka ogeyn dagaalkaasi ay halkaasi ku dhaawacmeen.
|
|
|