Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Gaadiid dagaal oo ay la socdeen maleeshiyaadka Mbagaati oo lagu weeraray deegaanka Carafaat ee magaalada Muqdisho.

Mogadishu 20, May.07

Gaadiid dagaal ay la socdeen maleeshiyaadka Mbagaati ayaa lagu weeraray wadada Warshadaha gaar ahaan deegaanka Carafaat, waxaana lagu soo warramayaa in qarax xoogan lala beegsaday gaadiidkaasi.

Qaraxan lagu weeray maleeshiyaadka Mbagaati ayaa laga maqlay xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaaana la sheegay in qaraxaasi uu ka dhashay miino lagu aasay wadada dhinaceeda taasoo lagu qarxiyay gaadiidkii ay wateen maleeshiyaadka Mbagaati.

Goob jooge lagu kalsoon yahay oo magaciisa qariyay sababo dhinaca ammaankiisa ah ayaa u xaqiijiyay shabakada islaamiga Qaadisiya in qaraxa lala helay gaadiid dagaal oo ay wateen maleeshiyaadka Mbagaati, isagoo xusay in khasaare lixaad leh uu gaaray maleeshiyaadkaasi.

Goob joogaha ayaa intaa ku daray in qaraxa uu ahaa mid aad u xoogan oo gil gilay xaafada, isagoo caddeeyay in gaadiid maleeshiyaadka ay wateen uu gubtay kadib markii miinada ku qaraxday.

Si rasmi ah looma garanayo khasaaraha soo gaaray maleeshiyaadka qaraxa lagu weeraray,hayeeshee waxaa xaqiiq ah in khasaare lixaad leh uu soo gaaray maleeshiyaadkaasi oo dhibaato weyn ay soo food saartay.

Qaraxan ayaa noqonaya qaraxii 2aad oo maanta magaalada Muqdisho ka dhaca, waana qaraxii 3aad oo ka dhaca magaalada 24kii saac ee laga soo gudbay kaasoo lagu weeraro maleeshiyaadka Mbagaati ayadoo Maxamed Dheere oo kooxda Mbagaati u qaabilsan gobolka Banaadir uu si dirqi ah uga baxsaday qarax saakay ka dhacay agagaarka Sanca.

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031