Web HostingReliable, Affordable Hosting Plans
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• Amin Arts.com
• Abaaqarow.com
• Aflax-online
• All Ceeldheere
• Axadle.com
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhagaweeyne
• Jamaame.com
• italosomali.org  
• Gandershe.com
• Hiiraan.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Sosca.ca
• Somaliroots
• Somali Cartoons
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Wabishabeele  
• Xeebta.com
•Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
 
 
 
Masaajidka ugu wayn ee Somalidu dhisteen oo ku yaala magaalada Toronto ee dalka Canada, ayaa waxaa saamayn wayn ku yeeshay siyaasadda cusub ee manta gashay Somaliya.

Waxaa la yaab iyo filanwaa ku noqotay jaaliyadda balaaran, ahna jaaliyadaha ugu badan ee ku nool carigan waqooyiga America, markii ay salaadda subax iyo duhur ay yimaadeen masaajidkii ay wadajirka u dhisteen in ay ku cibaadaystaan oo alabaabadii loo laabay. Tariikhdu markii ay ahayd Jan. 3, 2007 ayaa imaamkii masaajidka Sh. Bashiir Shiil ay ciidamad nabadgalyada ay albaabka ka saareen, lana ganaaxay, loona sheegay in uusan u soo dhawaan agagaarka masjidka, haddii uu fulin waayona xabsiga la dhigi doono.

Waxaa arintaas ka dambeeyey ninka lagu magacabo Sh. Aden Maxamed Ciise oo ah guddoomiyeha gudiga masaajidka ayna xigto yihiin Madaxweyne C/lahi Yusuf. Sh. Aden oo mardhow la wareegay jagadas horena u ahaan jiray wadaadadii la dhihi jiray Al-Itixaad, baryahaana dambena isku badalay nooca loo yaqaan “Islamka Cusub” ama waxa reer galbeedku u yaqaan “ Modern Muslim”, ayaa dhibsaday imaamka oo si adag u haysta Sunnada.

Sh. Aden wuxuu kale oo uu sheekha ku adeeyey inuu gacan saar la leeyahay argagaxisada, isagoo magaacabay rag ay xigto yihiin imaamka sida: Sh. Xasan Tuki iyo Sh. Umul. Is qabqabsigaan oo muddo dheer soo socday oo dad badan oo aan ahayn qabiilka Sh. Aden hore meesha looga saaray, ayaa hadda waxay aad u saamaysay isbaddelada ka dhacay dalka Somaliya.

Wixii Faahfahna gadaal ayaan ugu  soo dari doonaa…
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line....