Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
WAR DEG DEG AH : Weerar Duhurnimadii maanta lagu qaaday Hotelka Kaah ee Magaalada Muqdisho.
 

Muqdisho,10,February-07 ( Boondheere.com) Waxaa Duhurnimadii Maanta Weerar ba’an lagu qaaday Hotelka KAAH ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu kasocday Siminaarkii looga hadlayay waxa lagu sheegay Dib u heshiisiinta isla markaana ay maal gelineysa UNDP.

Hotelka ayaa xilligii la weerarayay waxaa gudaha Hotelka kujiray Rag aad u fara badan isla markaana ka qeyb qaadanayay Siminaarkii Kirishtanka ay soo abaabuleen taasi oo loo qabtay dad lasoo marin habaabiyay.

Waxaa hotelka lala beegsaday 2-xabad oo ka dhacday qoriga Baasuukaha iyadoo ay kudhacday Hotelka iridkiisa hore, waxaana halkaasi ka dhacay Dhimasho iyo Dhaawax inkastoo aanu weli la xaqiijin heerka uu gaarsiisan yahay Dhimashada iyo Dhaawaca.

Ragga Hotelka Weeraray ayaa si caadi ah isaga baxday kadib markii ay weerarka Muqaawamada ah ay geysteen iyadoo aysan jirin cid ka daba tagtay, waxana cusuusin mudan in Hotelka Albaabkiisa hore Xilligii la weerarayay ay kusugnaayeen Ciidamo Soomaali ah gaar ahaan Shaqaalaha Tikreega kuwooda lasoo qalday iyagoo khudhooda iskaga cararay Hotelka Markii Baasuukaha lala soo beegsaday.

Dhinaca kale Siminaarkii kasocda Hotelkaasi ayaa markii uu dhacay weerarka waxaa la isku dayay in lasii wado inkastoo wixii meesha fadhiyay mar keliya markii ay xaqiijiyeen in Kooxdii Muqaawamada ay halkaasi isaga tageen ay durba kasoo carareen Hotelkii ay kusugnaayeen.

Majirto illaa iyo iminka cid ka hadashay Qaraxani lala beegsaday Hotelka KAAH, umana ahan Hotelkaasi Markii ugu horeysay oo weerar lagu qaado inkastoo Xilligii ugu dambeeyay la weeraray Hotelka Xilli Habeenimo ah lakin Maanta Weerarka uu dhacay Maalin Cad oo Qoraxda ay dhexda joogto.

Weerarkani ayaa kusoo beegmaya iyadoo xalay Weerar kale lagu qaaday Hotelka Global ee Magaalada Muqdisho, waxaana maalintii shalay banaanbax kadhacay Muqdisho oo ay qabteen Xarakada wax iskacaabinta Shacabka ee Dhulka Hijrooyinka ay balan qaadeen in ay sii wadi doonaan Beegsiga Hoteelada inta laga kireynayo Tikree iyo Shaqaalahooda.

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031