Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Isgosyka Fagax oo Saakay Muqaawamada Shacabka ay si toos ah ula wareegeen kadib weerar gardarro ah oo Ciidamada Duullaanka ay soo qaadeen. Muqdisho,11,April-07
 

Weerar ayaa saakay waxaa kusoo qaaday Xarun ay fariisin ku leeyihiin Ciidamada Waxiskacaabinta Shacabka Dhanka Hotelka Ramadaan iyagoo halkaasi difaac adag kaga jira.

Gaaladii duullaanka soo qaaday ayaa dib halkaasi looga caabiyay kadib markii ay isku dayeen in ay xoog kala wareegaan Mujaahidiinta ka muqaawameyneysa Dhulka Hijrooyinka Goobaha ay fadhiyaan.

Iminka ayaa Mujaahidintu waxa ay la wareegeen Guud ahaan Isgoyska Fagax halkaasi oo ay horey fariisin uga dhigteen Gaalada Dalka kusoo duushay oo ay wehliyaan Masaakiin Soomaaliyeed oo lasoo qalday.

Dagaalka ayaa markii uu qaraaraaday sida caadada ah waxaa iminka Madaafiicda BM-ka laga tuurayaa Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia iyadoo qaar kamid ah ay kudhaceen Xaafadda Tawfiiq halka kuwa kalena goobihii ay kudhaceen aanu weli naga soo gaarin wax faah faahin ah.

Dagaalka ayaa iminka kasoconaya Agagaarka Hotel Lafweyn halkaasi oo ay isugu soo aruureen Shaqaalihii Tikreega ee Masaakiinta aheyd ee lasoo qalday, waxaana iminka halkaasi aanan kusugneyn wax tikree ah marka laga reebo Madaafiic ay kasoo tuurayaan Madaxtoyada Villa Somalia.

 
 
 
 
 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031