citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | News | Ergayga Qaramada Midowbay uqaabilsan Soomaaliya Mujrim Mahiga oo diiday go’aankii Farmaajo.

    Ergayga Qaramada Midowbay uqaabilsan Soomaaliya Mujrim Mahiga oo diiday go’aankii Farmaajo.

    Font size: Enlarge font

    Ergayga Qaramada Midowbay uqaabilsan Soomaaliya Mahiga ayaa war uu ka soo saaray magaalada Nayrobi, wuxuu wax laga xumaado ku sheegay hadalkii dawladda KMG ah ee Soomaaliya, gaar ahaana Farmaajo ee ku aadanaa in ay 90 maalmood gudahood ku soo dagaan magaalada Muqdisho.

    Mahiga ayaa sheegay in aysan marnaba suuragal aheyn in ay Qaramada Midowbay xaafiisyo ka furato meelaha yar ee ay gacanta ku hayso dawladda KMG ah, wuxuuna sheegay in aysan saacadna dawladda KMG ah damaanad qaadi karin amaanka Shaqaalaha Qaramada Midowbay.

    Sarkaalkan wuxuu sheegay in ay og yihiin xaaladaha Muqdisho, wuxuuna ku sifeeyey Muqdisho meel ay badankeeda heystaan dagaalyahano udiyaarsan in ay la dagaalamaan Qaramad Midowbay, markaasna yoolkoodu yahay in ay burburiyaan dhamaanba Ururada caalamiga ah, isagoo ula jeeday Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

    Farmaajo ayuu ku sifeeyey nin aan waxba kala ogeyn, wuxuuna sheegay in ay hadeer ilaalo ka hayaan ciidamo ka socda Qaramada Midowbay, oo ula jeeday AMISOM, wuxuuna tilmaamay in ay saacad kasta la socdaan dhaqdhaqaaqyada Soomaaliya, gaar ahaana wuxuu sheegay in ay tagaan Soomaaliya, iyadoo ay ilaalo ka hayaan ciidamo gaar ah iyo kuwa AMISOM, oo uu sheegay in ay dhaqaalahooda bixiso beesha Caalamku.


     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (3 posted):

    raage on 05 April, 2011 02:02:42
    adiga yaaad taageersantihiin ... dowlada waad kasoo horjeedaaan ee shaqadiina qabsada waxba idinkama galin wixii ladiidayo ama layeelayo ... waad ku qaldantihiin, kahadla oo kaliya shabaabka iyo wararkooda waxba idinkama galin dowalda ... mucaaradnimadiina ku ekaada
    Mona28PARKER on 07 April, 2011 10:12:56
    You do not know if a essay paper created by your own is perfectly formatted. Therefore, you risk to dismiss your academic career. Don't do that and buy <a href="http://essaysservice.com">essay papers</a> online!
    thesis writing on 09 April, 2011 07:26:25
    To create the dissertation international related to this topic was not simple but you deal with that. If every writer is like, all people would never have great problems with the thesis.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0