citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | News | Hogaamiyaha Xarakatul Shabab Abuu Zubeyr: “Xasuuq Habeenka iyo Caruurta waa loo aar gudi doonaa”.

    Hogaamiyaha Xarakatul Shabab Abuu Zubeyr: “Xasuuq Habeenka iyo Caruurta waa loo aar gudi doonaa”.

    Font size: Enlarge font

    Fariin uu soo saaray hogaamiyaha xarakada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ayaa wuxuu uga waramay dagaalada ka taagan dalka gudiisa.

    Sheekh C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa hanjabaad si caro leh wuxuu ugu jeediyay wadamada ay ka yimaadeen ciidamada AMISOM.

    "Ummadda Soomaaliyeed ee halkan lagu xasuuqayo waxa looga aar gudi doono waa idinka (dadka wadamada: Uganda iyo Burundi)," ayuu yiri.

    Wuxuu ka waramay dagaalada xoogan ee dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab Al-Mujaahidiin uu kula jiro dowladda KMG iyo ciidamada AMISOM wuxuuna sheegay dhinacooda inay sii wadayaan.

    "Cadawga waxaa lagu jebin karaa samir iyo dagaalo joogto ah," ayuu yiri Sheekh C/raxmaan Abuu Zubery, amiirka xarakada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin.

    Fariintan ayaa waxaa ay ku soo beegantay xilli beryahan magaalada Muqdisho ay ka socdaan dagaalo culus oo qeyb ay ka yihiin Al-Shabaab Al-Mujaahidiin

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (10 posted):

    Qodhan Gabobe on 04 July, 2010 06:57:23
    You needs to go back where you belonge,Abdrehman Godane ,nacalaa Hoyadaa ku talo iyo Al shababka ,Somali Land bad u dhalatay ,Dagaalka ad wado joje,Hooydaa waa dhilo..Abbahaa wass,Eey Eey dhalay. Xamar Daagalo Dooni meyso,AlShabab Ha Dhacdo, Ha Dhimato.Long LIve Somalia..
    abdullahi on 04 July, 2010 11:34:20
    shabab sheeydaan waa la arki doonaa meesha ay ku danbeeyaan iyo kuwa tageero
    Kaalin on 05 July, 2010 12:34:49
    Waxaa kharaarka haystaa waa hawiye oo ilmo Taliyaan oo barbaariyay, midda kale shabaab waxay idinka reebeen boobka dahaca kufsi aad u gewysan jiray dad aad ka itaal roonaadeen waana 20sano dadka cadibteen maantani waa kolkiina Ilaahay noo keenay dad Diinta Allah koryeelaya oo dumiyay dulmiga
    khayrqabe on 05 July, 2010 01:09:46
    shabaab aad caynaysaa. isbaaradii malaguu soocelinaa marka.....intay shabaab nooshahay saas uga caytan wadanka banaankiisa. idinkaa soomaaliya saas ugalay ilaahayna askartiisii ayuu idinkudiran ee xaarka iska celi sxb
    ishwaq on 06 July, 2010 01:36:22
    wixii platalk kaceytami jirey miyaa sogalay meshane waxan ceytan aheyd maba garaneysid miyaa waxaad tiri neysid oodhan adiga ayey dib kugu soo noqoneysaa ee waxaan ku iri u baqti carada aad uqabto dadka islaamka ah duliyahow xoolaha
    axmadey on 06 July, 2010 08:38:34
    wa benta, wax aad sameyn kartid majiro, waxba ha hanjamin, adigaa halis ku sugan ee iska carar talo haadad maqleysid, badiyhii ka timid ku noqo ee magaladena no baney, anaga ma kugu imaneyno dagankaaga, ee kena ka bax.
    nasri on 06 July, 2010 10:57:36
    a c walaalayaan aanka cabsano allah aan iska daayno caayda aan ku caaynayno mujaahidiinta walaala yaal waxaa soo laaabtay ciidankii nabi mohamrd[nnkh] qaybara qaybara yayaahuu jeesha muhamed soofa yacuud aanka faa idaysano mahadsanid
    mahad on 06 July, 2010 11:00:25
    a c walaala yaal aan garabqawano mujaahidiinta walaalayaal gaaladii waajabtay yay labaxsanin taangiyada iyo caaraha
    jamhad on 11 December, 2010 08:19:15
    i hope in my father
    jamhad on 12 December, 2010 08:45:37
    waxaan dhaamaan idin kugu baaqayaa in waalaalaheyga muslimka ahow lagarab istaago walaaleheena mujaahidiinta ah oon la garab istaagno hiil iyo hooba iskana dhaafno dacaayadda raqiista ah ee ummadda soomaaliyeed dhexdeeda isku caynayso war aan alle ka baqno walaalayaal meel kastoon joogno caalamka daafihiisa kala duwan

    mahadsanidiin

    wabilaahi towfiiq

    WS WRTW

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0