Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
    Home | sports | Magaalada Amsterdam oo lagu qaban doono 26/27 December koobka ‘’HIRDA AMSTERDAM FUTSAL TOURNAMENT 2009’’.

    Magaalada Amsterdam oo lagu qaban doono 26/27 December koobka ‘’HIRDA AMSTERDAM FUTSAL TOURNAMENT 2009’’.

    Font size: Enlarge font

    Magaalada Amsterdam oo lagu qaban doono 26/27 December koobka ‘’HIRDA AMSTERDAM FUTSAL TOURNAMENT 2009’’.
    Amsterdam 18/12/2009  Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan dalka Holand ee jecel Isboortiga waxaa lagu wargalinayaa inay ka soo qayb galaan  koobka ‘’Hirda Amsterdam Futsal Tournament 2009’’ oo lagu qaban doono  Garoonka  Sporhallen Zuid maalmaha kale ah Sabti iyo Axad oo ay taariikhduna tahay 26 /27 December 2009 hadii Allah.

    Tartankaan waxaa ka soo qayb gali doono 16 kooxood  oo ka kale imaan doono Gobalada Holand iyo Dalalka Yurub, Koobkaan ayaa  4tii sano ee la soo dhaafay lagu qabtey magaalada Amsterdam islamarkaana ay ka soo qayb galeen in ka badan 200 dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka kale yimid Holand iyo dalalka Yurub, iyadoo ayna u soo daawasho tageen dadwayne aad u badan oo jecel Isboortiga oo degan dalka Holand.

    Hadaba Koobka HIRDA AMSTERDAM FUTZAL TOURNAMENT 2009, ujeedada ugu weyn ee loo qabtana waxaa weeye sidii dhalinyarada Soomaaliyeed ee degan dalka Holand isku arki lahaayeen islamarkaana labada maalmood  ee barnaamijkan socda ay ku kale faaidaysan lahaayeen hadii ay ahaan lahayd tartanka Kubadda cagta kooxaha baratamaya iyo aqoon isweydaarsi ay uga doodayaan dhalinyarada ka qayb galaysa arimaha bulshada,

    waxbarashada Isboortiga iyo sidii ay dalkooda Soomaaliya wax ugu qaban lahaayeen iyagana isku baran lahaayeen.
    Koobka waxaa si joogta ah u soo qaban qaabiya ururka HIRDA oo ay xaruuntiisa ku taal magaalada Amsterdam, hadaba hadii aad doonayso inaa ka soo qayb gasho koobka waxaa halkaan raacdaa tilmaamta hoosta ku qoran ama wac telefoonka ku qoran Posterka, si aad u daawato koobkii sanadkii hore ka daawo halakan website:

    http://www.amsterdam-tournament.hirda.org.

    Isku aadka iyo kooxaha ka qayb gali doono Koobka HIRDA AMSTERDAM FUTZAL TOURNAMENT 2009 maalmaha soo socda ayaa idin soo gudbin doonaa Insha Allah.
    W/D:YUSUF YUSUF
    Sports editor of SSPAMEDIA
    mrsomalia@hotmail.com
    Routebeschrijving
    Sporthallen Zuid
    Burgerweeshuispad 54
    1076 EP Amsterdam
    T (020) 305 8305
    Met de auto
    Vanuit de richting Utrecht, Almere, Amersfoort:
    1 Kies A10 Ring Zuid richting Den Haag/Schiphol
    2 Neem afslag Amstelveen (S108)
    3 Ga onderaan de afslag bij de verkeerslichten rechtsaf
    4 Bij de eerste verkeerslichten linksaf (IJsbaanpad)
    5 Bij de rotonde ligt Sporthallen Zuid aan uw linkerhand
      (Burgerweeshuispad)

    Vanuit de richting Den Haag, Schiphol, Zaandam:
    1 Kies A10 Ring Zuid richting Utrecht/Amersfoort
    2 Neem afslag Amstelveen (S108)
    3 Ga onderaan de afslag bij de verkeerslichten rechtsaf
    4 Ga onder het viaduct door en daarna bij de volgende verkeerslichten
       linksaf (IJsbaanpad)
    5 Bij de rotonde ligt Sporthallen Zuid aan uw linkerhand
      (Burgerweeshuispad)

    Parkeren
    Sporthallen Zuid biedt parkeermogelijkheid voor ongeveer 75 auto's. Hieronder vindt u een overzicht van de parkeertarieven. Betalen kan met munt- en briefgeld (biljetten tot € 20,-), pin en Chipknip. U vindt de betaalautomaat bij binnenkomst aan uw rechterhand.

    Met ingang van 1 augustus 2009 gelden er nieuwe parkeertarieven. Klik hier voor het nieuwe tarievenoverzicht.

    Er zijn drie aparte parkeerplaatsen waar u met een invalidenparkeerkaart gratis kunt parkeren. Deze liggen links van de Sporthallen Zuid. U kunt eventueel ook parkeren op het IJsbaanpad, Stadionplein of bij het Frans Ottenstadion.
    Voor het Stadionplein gaat u bij de verkeerslichten niet linksaf, maar rijdt u rechtdoor. Over de brug vindt u dan aan uw rechterhand het grote parkeerterrein tegenover het Olympisch Stadion.

    Het Frans Ottenstadion bevindt zich naast (voorbij) Sporthallen Zuid. Voor parkeermogelijkheden en tarieven kunt u terecht op de website van het Frans Ottenstadion.

    Met het openbaar vervoer
    Vanaf Centraal Station Amsterdam
    buslijn 142 richting Wilnis, halte Amstelveenseweg
    buslijn 144 richting Uithoorn, halte Amstelveenseweg
    buslijn 170 richting Uithoorn, halte IJsbaanpad
    buslijn 172 richting Kudelstaart, halte IJsbaanpad
    tram 16 richting VU Medisch Centrum, halte IJsbaanpad
    tram 24 richting VU Medisch Centrum, halte IJsbaanpad
    Vanaf Station Sloterdijk
    metrolijn 50, richting Gein, halte Amstelveenseweg
    Vanaf de stations Bijlmer, Duivendrecht en WTC
    metrolijn 50, richting Isolatorweg, halte Amstelveenseweg
    Vanaf de stations Amstel en Muiderpoort
    buslijn 15, richting Station Sloterdijk, halte Stadionplein (ongeveer 10 minuten lopen)

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (0 posted):

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    • Email to a friend
    • Print version
    • Plain text
    Rate this article
    0
    Vivvo Boondheere.com