Waxaa xalay oo aay taariikhdu ahaayd Nov. 23,2009 Sosca qabanqaabisay Xafladii Sanad guurada 8 aad
ee Somaali_week. waxaana xafladaasi ka soo qeeybgalay Ciyaartooydii hore hore oo aay ka mid ahaayeen
Macalin Tuke, Macalin Buruuno, Awbaare, Gacal,iyo waliba qaarkaloo badan. Sidoo kale waxaa ayana
kasoo qeeyb galay ciyaartooydii caanka ahee ee waqtiyadii dhaxe oo aay kamid ahaa yeen macalin Muqtaar (Cuti),
Xarbi,Abdixakiin, Abdisamad, Ganeey, Adeey, Faaris, iyo qaarkale oo badan. Sidoo kale waxaa
kasoo qeybgalay rag badan oo fursad u waayay serie A somalia laakinse ilaa iminka ku jira qabanqaabada ama cayaaraha noocyadiisa kala gadisan.
Xaflada oo si wanaagsan loo habeeyay ayaa waxaa aayadaha qura'nka kariimka ku furay ama ka aqriyay Gacal.
Waxaa sidoo kale kahadlay Gudoomiyaha Sosca, Abdirabasalah, kuxigeenka Abdullahi yusuf, Salaad Guuleediyo waliba Ahmed Guuleet, waxaayna dhamaan u mahadceliyeen
dadkii xaflada ka soo qeybgalay qaasahaan macalimiinta, Media, Dadweeynaha I.W.m
Waa tan hoos ku qoran dadkii shahaadooyinka la gudoonsiiiyey;
** Appreciation Certificate ** |
1. Abdulkadir | Botan | “Isoomareey” | |
2. Abdulkadir | Ali | “Qarindi” | |
3. Abdulkadir | Hussein | “Nuuraaye” | |
4. Abukar | Deqow | “Boos Caato” | |
5. Yonis | Warsame | “Galbeete” | |
6. Abdi | Afrah | | |
7. Abdirashid | Omar | “Islow“ Nabada Team” | |
8. Abdirashid | Mahamed | “Wembley Team” | |
*** Recognition Awards of Media *** |
1. Qaranimo.com | Aden | | |
2. Xiddigaha.com | Busuri | | |
3. Midnimo Radio | UK | | |
4. Maqaal.com | Asad | | |
5. Hiiran.com | H. Hagi | | |
6. Boondheere.com | Anwar Thabit | | |
7. Ceelbuurnet.com | Afrah | | |
*** Leadership Awards *** |
1. Mohamed | Amiin | “Sief FC“ | |
2. Mohamed | Hajinur | “Somali United“ | |
3. Abdullahi | Mohamed | “Hilltop“ | |
** Coach of the Year ** |
1. Abdullahi | Salah | “Farris” | Banadir Team |
** Community Service Award ** |
1. Nur Omar | Nur | “Itop” | |
2. Mohamed | Abdullahi | “Januune” | |
3. Mohamud | Mursal | | |
4. Sadaq | Duale | | |
XX Outstanding Community Service Award XX | |
1. Abdullahi | Abdi | “Sarifle” | | |
2. Guidance Somali Canadian Youth |
0. Dahir | Rage | “Boodaaye” | | |
0. Dahir | | “Marshaale” | | |
0. Omar | Warsame | | | |
3. Center of Youth Development & Mentoring Services |
0. Abdifitah | Warsame | “Marayare” | | |
0. Ali | Shiekh-Abukar | | | |
0. Saduq | Ali Hashi | | | |
4. Almos Youth Development |
0. Farah | Nur | “Farah Oday” | | |
0. Ahmed | Abukar | “Axmadeey B” | | |
0. Daa’uud | Mohamed | “Daa’uud Dheer” | | |
Dixon Youth Team |
5. Abdisamad | Sheik-Qasim | | | |
*** Lifetime Achievement Award *** |
1. Mohamed | Farah | “Dabdamis” | |
2. Osman | Mohamed | “ Buruno” | |
3. Mohamed | Hajji | ”Uureey” | |
4. Yusuf | Mohamud | “Shaqaaq” | |
5. Mukhtar | Ahmed | “Cuti “ | |
6. Hassan | Abukar | “Hassan Yare” | |
7. Mohamed | Ali | “Turumbo” | |
8. Hassan | Harbi | | |
9. Abdulrab | Salah | | |
10. Abdinasir | Hussein | “Baashi” | |
11. Abdullahi | Yusuf | | |
More Picture Click Here
Comments (0 posted):
Post your comment