citizen_709627969.jpg Bar_aljabra_165065489.jpg baro_english_153740289.jpg
Somali Radio

  • Islam Linkz
  • Somali Linkz
  • Home | News | Wararkii Ugu Dambeeyey Sheekh Osama, Sharif Murtad Muxuu Ka Yiri, Ismaaciil Xunayah Muxuu Yiri, (DAAWO oo Dhageeyso)

    Wararkii Ugu Dambeeyey Sheekh Osama, Sharif Murtad Muxuu Ka Yiri, Ismaaciil Xunayah Muxuu Yiri, (DAAWO oo Dhageeyso)

    Font size: Enlarge font

    Wararkii ugu dambeeyey ee ku saabsanaa sheegashada dowladda Maraykanka Dilka Sheekh Osama Binu Ladin, ayaan hoos ku qaadaa dhigaynaa insha allah. Wariyaha Aljazeera oga soo wara wadanka Pakistaan ayaa gaaray Gurigii la sheegay Sheekh Osama in lagu dilay, wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay, Halkaani waa meeshii ugu dambaysay Sheekh Osama Binu laadin cagta dhigo, waana meel aanan qofna qalbigiisa kusoo dhicin in uu joogay, waayo waa bartamaha Magaalada Tabaad, waxaana goobtaas u dhawaa xeryo ciidan iyo saldhigyo booliis. sidoo kale weerarkaan oo ahaa mid horay loo sii qorsheeyey ayaa dhacay xalay galinkii dambe wakhtiga Pakistaan.

    Dagaalka ayaa wuxuu socday mudo saacado ah, wararku waxay intaas ku darayaan Sheekh Osama iyo wiilkiisa iyo ciidan la joogay in ay si wanaagsan u dagaalameen aljazeerana waxay xaqiijisay in ay diyaarad ayrakabtan ah in ay soo rideen, kadibna dagaalkii markii looga adkaan waayey ayaa lagu gubay gurigii ay ku jireen, waxaana ku shahiiday Sheekh Osama, wiilkiisa iyo xaaskiisa, waxaa kaloo aljazeera ku dartay in walxaxa rasaasta celiya ay xirnaayeen Sheekh Osama iyo qoyskiisu, wararkaan aan qorayno ma ahan kuwa aan xaqiijinayno dilka Sheekh Osama Binu Ladin balse waxaan kasoo xiganay wariyaha aljazeera oo goobta gaaray sida aad ku arkaysaan muuqaalka uusoo duubay.

    Maraykanku gaar ahaan Obama wuxuu sheegtay in wax khasaara uusan soo gaarin ciidamadiisa intii ay howlgalka ku jireen, sidoo kale waxay sheegeen in 40 daqiiqo dagaal sacday halka wariyaha aljazeera uu sheegay in saacado dagaalku socday.

    Sheekh Osama Binu Ladin xaggee lagu Aasay??

    Madaxweynaha Maraykanka Obama oo sheegay in ay hayaan Maydka Sheekh Osama ayaa haddana warbaahinta qaarkood waxay shaacinayaa in badda lagu aasay, bad wax laguma aasee badda lagu tuuray. waxaa dad badan isweyiinayaa sababta sidaas loo yeelay waa haddii ay jirtee?? waxaa hubaala haddii wadanka sacuudiga la geeyo oo xaramka janaazadiisa lagu tokodo in shacabku ku yaacayaan guriga Boqor tooyada oo ay gacantooda ugu aargudayaan, sidoo kale waxaa suurta gala wadankasta in uu ka baqay in uu qaato khatar oga imaan karta ururweynaha alqaacida, wali majirto cid cadaysay sheegashada Maraykanka dilka Sheekh Osama Binu Ladin.

    Ururka Alqaacida ma ka hadleen dilka Sheekh Osama Binu Ladin.

    Ma jirto ilaa hadda cid ka hadashay inta aan ka og nahay balse aljazeera ayaa sheegtay in Saraakiisha wadanka Yaman joogta ee alqaacida ay xiriir la sameeyeen saaxiibadooda Afganistaan isla markaana waxay ku dhawaaqeen in ay u aargudi doonaan Asadkii ama libaaxii jihaadka caalamka ka socda, warkaas waa war aljazeera ka sheegtay ama ka soo xigatay saraakiil alqaacidaa oo jooga wadanka Yaman, (نشر موقع شموخ الإسلام مشاركة لـ”أسد الجهاد2″ الذي ينظر إليه على أنه قريب جدا من القاعدة، نعى فيها بن لادن قائلا إن المعركة مع “الطغيان العالمي” لن تنتهي باستشهاد من “أسد الإسلام”. ولكن حتى هذه اللحظة، لم يصدر عن تنظيم القاعدة بيان ينفي أو يؤكد مقتل زعيمه.)


    Maxaa Sharif Murtad Iyo Ismaaciil Hunayah ka yiraahdeen, Dilka Sheekh Osama Binu Ladin.

    Sharif Murtad ayaan yiri aad iyo aad ayaan ugu faraxsan nahay dilka Sheekh Osama haddaana fursad helaynaa, haddii uu dhintay Sheekh Osama sidoo kale aad ayuu u weeraray Sheekh Osama, dhinaca kalana sharif murtad wuxuu leehay Ciidamada shisheeye ee afrikan ka ah Walaalaheen Amisom, xasbunalah wanicmal wakiil ilaahow khaatuma xumana kaa magan galnay. Madaxweynaha wadanka Falastiin Ismaaciil Xunayah ayaa asna yiri Sheekh Osama wuxuu ahaa mujaahid muslim ah carabna ah (في المقابل استنكر رئيس الحكومة الفلسطينية المقالة بغزة إسماعيل هنية اغتيال بن لادن، ووصفه بأنه مجاهد عربي ومسلم رغم الاجتهادات والاختلافات في الساحة العربية والإسلامية حول دور القاعدة)

    DHAGAYSO

    Sidoo kale waxaa hanjabay xarakada daalibaan iyo dhammaan hogaamiyaasha jihaadka waxayna dhaheen haddii warkaan cadaado war weyn ayaa galaya dowladda Pakistaan iyo saraakiisheeda, balse waxay meesha ka saareen in warkaan yahay mid cad iyo in kale, wali mujaahidiinta caalamka lagama hayo warka yimaada oo cadaynaya sheegashada Maraykanka in ay dileen Sheekh Osama Binu ladin.

    (وهددت حركة طالبان باكستان بشن هجمات على أعضاء الحكومة والجيش الباكستانيين، وأيضا على الولايات المتحدة بعد الإعلان عن مقتل بن لادن في عملية مشتركة للقوات الأميركية والباكستانية.

    كما جاءت تهديدات من أعضاء في منتديات جهادية بالانتقام إذا كان “خبر مقتل تنظيم القاعدة أسامة بن لادن صحيحا)

    Resourse Isha wararka Aljazeera.net

    ]                                          

     

    Add to: Add to your del.icio.us del.icio.us | Digg this story Digg

    Comments (4 posted):

    Ali on 03 May, 2011 12:22:11
    Yaa ugafudaxun kuwa dharanaayo oo leh waxaan u arguteena Osam Bin Ladin sidi wada loodhigay meedkisa ayaa iyagana loowaraya wadoyinka midkooda.Waxuushta aan Rabi iyo Unkiisa aan aqoon ee naftooda ku xadkudba.
    shoople on 03 May, 2011 01:33:53
    Diinta ISLAANKA waa diin nabadeed oo Ibni-Adanka logu nastexeynaayo. Xikmada ISLAANKA waa tii Shiq Aweys Dheere UU kula dagalamaayey Talyaaniga oo diiday in oo la fadhiisto inta ey dalka ku jiraan. Culumadii Koonfurta Somaliya waa ku raceen arinta Shiiq Aweys, lakin waxaa maseer aad u xun galay wadaadki waalnaa oo faraska saraa. Maxamed Cabdalle aad buu uga gilgishay qadarinta Shiiq Aweys la siiyay oo asna ku gacan seeray. Wadaadki waalnaa wuxu dagaal ku qaaday xiradi Shiiq Aweys oo aan dad hub wato joogin. Halkaas waxaa nafta laga qaaday Shiiq Aweys iyo todobaatan iyo shan ruux. Shalay dhuun raacdu Diinta ma fahamsaneen, maantana waa sido kale. Usaamo aduunka ayoow dhib ku ahaa, Somaliya dhimashadiisa dhib ayaa ka haraayo, oo qokadii qandaraaska ku noleed ayeey dhib u tahay.
    gaashaan on 05 May, 2011 10:49:27
    marka ugu horeeyso shariif waa nin islaam ah oo murtad ma ahan mida kale usaama binladen shalay isagaa ku sheegay shariif murtad dhahayna hala dilo, shariifna wuxuu dhaho isga iyo binladen ayey u taalaa. lakin anaga hadaan nahay soomaali kooxda shabaab ee qawaarijta dhibaato ayey nagu heysaa usaamana wuxuu u ahaa amiir sidaad ogtihiin. koleey maanta ilaah ayey u taalaa usaama wuxuu galay. marka shabaab iyo wixii raacsana waxeey cid ka qaadi karaan ayaa iska yar iyagaa hada orrod ku jiriro mardhawna wey dhamaan doonaan inshaa alaah.
    overcoming panic attacks on 05 May, 2011 04:41:43
    Greta research, keep up the fantastic efforts here.

    Post your comment

    Please enter the code you see in the image:

    Tags
    No tags for this article
    Rate this article
    0
    Powered by Vivvo CMS v4.0