|
 |
Idaacadaha Hornafrik, Shabelle, iyo Idaacada Quraanka Kariimka oo albaabada loo laabay. |
|
Maanta yaaa waxaa albaabda loo laabay idaacadaha Hornafrik, Shabelle iyo Idaacada Quranka Karim, kadin amar ka soo baxay wasaarada war faafinta. Amarkan manta ko soobaxay wasaarada Warfaafinta oo uu ku saxiixnaa wasiirka Wasaarada Warfaafinta Madoobe Nuunow ayaa lagu eedeeyay sedexda Idaacad ee maanta alabaabaha loo laabay in ay ku kaceen fal ka hor imaanaya shuruucda Maamulka Mbagaati.
Shabkada Goobjoog.net oo heshay nuqul ka mid ah Warqada lagu xiray Idaacadahaani ayaa waxaa lagu eedeeyay sedexdaasi idaacad in ay ku sifoobeen colaad abuur, iyo taageero argagaxiso, ku xadgudub nidaamka xorta ah, wareerin shacabka iyo dowlad diidnimo. Ma ahan markii ugu horeysay ee saddexdan idaacadood ee Hornafrik, Shabelle iyo IQK lagu amro inay albaabad u labaan, indoor lagu eedeeynayo in ay gabiyeen shuruucda Maamulka Mbagaati. |
|
 |
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More |
|
 |
 |
 |
|
|
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
 |
|
 |
 |
 |
|
 |
 |
 |
|