Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Dambiile Cali. M Geeddi oo Qarax lala Beegsadey ka Badbaadey

Posted to the Web May 17, 05:32

Dambiile Cali Maxamed Geeddi oo ka mid ah shaqsiyaadka gumaadka ka gaystay magaalada Muqdisho ayaa saakay ka badbaadey isku day lagu doonayey in lagu qarxiyo gaarisiiga.

Cali Geeddi ayaa markii la weeraraya kolonyadii gaadiidka ahayd ee uu la socdey waxaa uu marayey aaaga wasaaradihii hore ee wax barashada, wuxuuna ku siijeeday garoonka Muqdisho oo laga qaadeyey bakhtiga ciidamadii Ugandha ee shalay dhagta-dhiiga loo daray.

Inkastoo qaruxu dhacay haddana lama soo sheegin illaa hadda cid wax ku noqotay, waxayse wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho sheeegayaan in ciidamada kooxda Mbagathi iyo sirdoonka Itoobiya ay jidka ka qabsadeen dad rayid ah oo ka ag-dhawaa meesha qaruxu ka dhacay.

Waa markii saddexaad oo uu jaajuus ka weyn Cali Maxamed Geeddi ka badbaado iskuday lagu doonayey in lagu qaarajiyo, hase ahaatee waxaan wali dhanka rabi kasoo dhamaan waqtigii lamarin lahaa wax uu mutaysatay.

Hawlgalkii cusbaa ee muqaawada sharafta leh ayaa qaadey wado cusub, waxaana soo badanaye baryahan hawlgalada iyo weerarada ka dhanka ah gumaysatada iyo jawaasiista la shaqeysa.

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031