Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Warar Dheeraad ah Oo Kasoo Baxaya Qaraxii ka Dhacay Guriga R/Wasaare Geedi Goor Dhow.

Posted to the Web Jun 03, 16:2o

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax aad u weyn oo si culus u gilgilay Hoyga R/wasaaraha Dowladda KMG Pro. Cali Maxamed Geedi, iyadoona wararku ay yihiin kuwa daqiiqad kasta isa-sootaraya.

 

Goobjoogayaasha ayaa xaqiijinaya in Laba gaari oo Market2 ah oo laga soo buxiyey walxaha qarxa ay bartamaha u galeen Guriga Prof. Geedi, Islamarkaana uu hakaasi ka dhacay qarax aad u culus oo ruxay agagaarka xaafadda Mariinaayo ee Degmada C/casiis.

 

Wararku waxa ay sheegayaan in gawaarida oo ay saarnaayeen Laba qof oo naftood hurayaal ah, islamarkaana kusoo labistay dareyska Ciidamada Dowladda ay soo jiireen Koontorolka laga galo guriga ka dibna ay bartamaha u dhigeen guriga.

 

Lama xaqiijin karo khasaaraha rasmiga ah ee goobtaasi ka dhacay hase ahaatee waxaa la xaqiijinayaa in la arkayey Gawaari Tiknika ah oo ku gubanaya bartamaha guriga R/wasaaraha.

 

Ciidamada Nabad-Ilaalinta Midowga Africa ee Uganda iyo kuwa Ethiopia ayaa durbadiiba isku gedaamay guriga R/wasaare Geedi iyo wadooyinka soo gala iyagona halkaasi ka wada baaritaano ballaaran.

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031