Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
DAGAALADA MUQDISHO OO KU FIDAY WADADA EX-CONTROL BALCAD. (Posted to the Web Apr 26, 08:05)

Iyadoo Dagaalada Muqdisho ay sii kululaanayaa marba marka kasii dambaysa, ayaa Dagaalkii ugu qaraaraa oo saakay dib uga qarxay Magaalada waxa uu ku fiday deegaano hor leh.

 

Boqolaal Ciidamada Ethiopian-ka ah oo wata Dabaabadaha Dagaalka, oo aan la ogeyn halka ay ka soo galeen, iyo kooxaha kacdoonka wada ee hubka qaatay ayaa xilligan Dagaalo kulul waxa ay ku dhexmarayaan Wadad dheer ee Ex-ctrol Balcad, sida ay wararku xaqiijinayaan.

 

Dagaalka ayaa waxaa la isku adeegsanayaa Madaafiicdii ugu xooganeyd iyo rasaasta nuucyadeeda kala duwan, iyadoona khasaaraha Dagaalku uu yahay mid sii laba-lixaadsanaya daqiiqad kasta.

 

Xaafadaha ku dhow dhow aagaga sida daran loogu dagaalamayo ayaa waxaa ka baxaya Holac iyo qiic aad u fara badan, ka dib Madaafiic dhowr ah oo aan kala joogsi laheyn oo goobadahaasi lagu garaacayo.

 

Wixii Soo Kordha Daqiiqad Kasta Kala Soco

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031