Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Ciidamada Dowladda Itoobiya oo soo degay Maanta Xarunta Isbitalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho.
By Bashiir Muhammed on February12

Kadib markii ay qaraxyada ku bateen Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay bilaabeen Ciidamada Dowladda Itoobiya iyo kuwa Dowladda Federaalka in ay soo dhex dagaan qeybo kamid ah Gudaha Caasimada Muqdisho.

Ciidamo aad u fara badan oo Itoobiyaan ah ayaa soo dagay Isbitalka Digfeer ee magaalada Muqdisho, xilli ay soo badanayaan weerarada madaafiicda ah ee lala beegsanayo goobaha dowladda iyo dadka rayidka ah ay kusugan yihiin.

Waxaa degan xaruntii Maanta ay soo dageen Ciidamada Itoobiyaanka ee Isbitalka Digfeer Dad iyagu horey uga soo barakacay qeybo kamid ah Gobolada Dalka.

Ciidamada Itoobiyaanka ayaa durba ka galay halkaasi difaac xoogan, waxayna sidoo kale iskula qeybiyeen xaafadaha kudhaw Isbitalka Digfeer iyagoo lagu arkayo luuq waliba, waxaana halkaasi ay u soo dageen si ay wax uga qabtaan Ammaanka Xaafadaha Muqdisho qaarkood.

 


 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031