Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Dagaal xooggan oo hadda ka bilawdey Magaalada Muqdisho

Posted to the Web Apr 24, 11:22

 

Muqdisho:-magaalada muqdisho ayaa waxaa saaka mar kale dib uga qarxay dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidanka Itoobiya iyo kooxaha ka soo horjeeda, xaalada magaalada Muqdisho ayaa saaka deganayd iyadoo aysan jirin wax waan waan ah ama xabad joojin.

Dagaalka ayaa maanta waxaa uu ka qarxay mar kale Suuqa Jamhuuriya iyo Isgooyska Fagax,Agagaarka Stadium Muqdisho iyadoo dhawaqa rasaasta iyo madaafiicdaa si xooggan ay labada dhinac u adeegsanayaan.

Wararka qaar ayaa sheegay in ciidamada DFKM oo kaashanay kuwa Itoobiya ay weerar xooggan ku soo qaadeen fariisimo ay ku sug naayeen kooxaha ka soo horjeed ee ku sugan Degaanka Jamhuuriya ka dibana uu sidaas ku qarxay dagaalku.

Ilo xogogaal ah oo u waramay Halgan.net ayaa sheegaya in dagaalka ka socda degaanada Jamhuuriya iyoTowfiiq uu qorshahiisu yahay in lagu hardamayo cidii gacanta ku hayn lahayd Wadada Istaatiijiga ah ee 30ka.

wixii war ah kala soco warqabada Boondheere.com

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031