Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Dagaalo goos goos ah oo ka jira Wadada Fagax ee Muqdisho
Mogadishu 12, April.07

Dagaalo goos goos ah oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa maalintii labaad ka soconaya wadada Fagax ee W/magaalada Muqdisho, iyadoo maanta madaafiic laga tuurayay xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.

Dagaaladaan oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo xoogagga diidan ciidamada shisheeye ayaa sii xoogeysanaya saacadba saacadda ka dambeysa, iyadoo ay dag tahay in la ogaado qasaaraha rasmiga ee dagaalkaan uu geeystay.

Daryanka madaafiic iyo rasaas xoogan oo goos goos ah ayaa laga maqlayaa wali deegaanada ku xeeran Isgoyska Fagax, Jamhuuriya iyo deegaanka Juungale.

Dadka ku dhow dhow xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia ayaa maqlay sawaxanka Madaafiic BM ah oo laga tuurayay halkaasi, iyadoo madaafiicdaasi oo ku socotey joog hoose ay ku dhaceysay xaafadaha Jungale iyo wadada Hotel Ramadaan.

Lama soo sheegin wali qasaaraha ay geeysteen in ka badan 10 madaafiic ah oo ku dhacday halkaasi.

Dagaalkaan ayaa sii xoogiisa dib u qarxay 12 ku duhurnimo ee maanta, iyadoo wali aan la soo sheegin ciidamo Ethiopian ah oo ku lug leh dagaalkaasi, inkastoo aagagga ay isku horfadhiyaan ciidamada Ethiopia iyo kooxaha ka soo horjeeda ay dagan tahay.

Dagaaladaan oo galay maalintii labaad ayaa galaaftay nolosha in ka badan 4 ruux halka tiro ka badan 19 kalena oo dhaawac ah la dhigay Isbitaalada magaalada Muqdisho sida ay xaqiijiyeen saraakiil Caafimaad oo ku sugan Isbitaalada Keysaney iyo Madiina

 
 
 
 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031