Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 

Dagaalo caawa ka qarxay magaalada Muqdisho
Posted to the Web Apr 03, 11:30

Dagaalo xooggan oo laysu adeegsanayo madaafiicda goobta iyo rasaas kale ayaa caawa ka bilowday magaalada Muqdisho.

Dhawaqa madaafiicda ayaa 7:00 dii fiidnimo ee caawa mar qura laga maqlay degaanadii ay dagaaladu ka socdeen maalmihii lasoo dhaafay.

Goobaha ay dagaaladu ka socdaan ayaa waxaa kamid ah Stadio Muqdisho, Xaruntii Xisbiga, isgoyska Cali Kamiin illaa isgoyska Florenza, iyo Hotel Ramadaaan.

Ciidamada cadowga Itoobiya ayaa sidoo kale madaafiic ku garaacaya xaafado aaney wax rasaas ah ka socon, mana la garanayo khasaaraha ay madaafiicdaas geysteen illaa hadda.

Dagaalkan ayaa qarxay iyadoo ay galabta heshiis kala saxiixdeen Odayaasha dhaqanka ee beelaha Muqdisho iyo saraakiisha ciidamada cadowga ah ee Itoobiya.

Wixii kasoo kordha dagaaladan kala socda Boondheere.com

 
 
 
 
 
 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031