Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• AnasAutoTrader.com
• All Ceeldheer.com
• Amin Arts.com
• All Somalia.com
• Aflax-online
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Cayaaraha.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhanaan.com
• Dhagaweeyne
• Diinsoor.com
• Dadkeyga.com
• Jamaame.com
• Gandershe.com
• Goobjoog.Net
• Halgan.Net
• Hiiraan.com
• Idamaala.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Mugadishocity
• Onkad.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Siinay.com
• Somaliroots
• OsmanArts.net
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Xeebta.com
• Xiddigaha.com
• Xamardaye.com
• Xurnimo.com
• Wadanka
• Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
Need to learn about Voip
 
Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Ka Baxsaday Soomaaliya ayaa iska Dhiibay

Warar laga helayo ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in ciidamo ay leedahay dawladda Itoobiya oo ku sugnaa Soomaaliya, loona keenay inay maxkamadaha la dagaallamaan ay haatan isaga carareen Soomaaliya oo ay doonyo halkaasi uga baxsaden.
Ciidamo ku dhaw boqol askari oo ka tirsanaa kuwa cadawgu kula soo duulay ayaa iska dhiibay dalka Yemen iyagoo halkaasina ku gaaray doomo yar yar. Waxay ciidamadan iyo sarkaalkii watayba ay sheegeen inay u adkaysan wayeen dagaalka kulul ee kasoo wajahay maxkamadaha kaasoo isu bedelay dagaal gaadmo iyo kudhufoo ka dhaqaaqba leh.

Ciidamadan oo filalyey in haddii dhirbaaxo weyn lagu dhufto maxkamadaha uu dagaalku dhaqso usoo afjarmayo, looguna sheekeeyey in dhawr asbuc ka dib ay soo laaban doonaan ayaa la kulmay iska caabin iyo dagaal dib ugu qabsada caasimadda, iyagoo la kulmay dagaal ay maydkoodii qaadan waayeen oo maalmo wadooyinka Xamar ku qurmay.

Baxsiga ciidamadan ayaa muujinaya in ciidamada cadawgu inkastoo ay hub badan haystaan uu moraalkoodu aad hooseeyo aysanna jirin sabab damiirkoodu ku qanci karo oo ay Soomaaliya uga dagaallamaan, waxaana ay ahaayeen kuwa amar malatari iyo jajuub ku galaya dagaalka, qandaraaska xukuumadoodu qaadatayna aan ka helin daryeel ballaaran.

Dhanka kale xoogga iskacaabinta oo laga hub badan yahay ayaa iyaga oo Alle kaashanaya uu moraalkoodu aad u sarreeya mar haddii ay ku dhimanayaan difaaca dalkooda iyo diintooda, Allena ay ka rajaynayaan inuu garabkooda buuxiyo.

 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line Read More
 
 
 
 
 
Dagaalkii 77 (godey)
 
Archive
Su Mo Tu We Th Fr Sa
12 3 4 5 6
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031