Web HostingReliable, Affordable Hosting Plans
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• Amin Arts.com
• Abaaqarow.com
• Aflax-online
• All Ceeldheere
• Axadle.com
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhagaweeyne
• Jamaame.com
• italosomali.org  
• Gandershe.com
• Hiiraan.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Sosca.ca
• Somaliroots
• Somali Cartoons
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Wabishabeele  
• Xeebta.com
•Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
 
 
 

Dibadbaxyo balaaran oo rabshada wata ayaa maanta markii ugu horeysay ka bilowday Caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho tan iyo markii ay Ciidamada dowladda oo ay la socdaan Ciidamada Itoobiya Gacan ku heynta kala wareegeen Golihii Maxaakiimta Islaamiga ahaa ee gacanta ku hayay.Dibad baxayaasha oo gooyay wadooyin fara badan ee ka tirsan Caasimada ayaa ka cabanaya hadalkii ka soo yeeraray wasiir ku-xigeenka Gaashaandhiga dowladda Federaalka Slaad Cali Jeelle maalintii khamiista aheyd kaas oo uu ku sheegay inay hubka Uruurin doonaan maalinta Sabtida ah oo cidii Hubka diidana xoog laga qaadi doono.

Hadalka ka soo yeeray Salaad Cali Jeele ayaa la dhihi karaa waxa uu keenay in maanta ay xiraanaadaan Qaar ka tirsan wadooyinka magaalada Muqdisho iyadoo haatan ay dibad baxayaal wata dhagxaan iyo Ulo isugu tageen Fagaaraha Terebuunka ee magaalada Muqdisho, waxana ay halkaasi ku gubeen Taayaro iyagoo dhagxaan ku gooyay Wadooyinka ay gaadiidku is ticmaalaan.Dibadbaxan Rabshadaha wata ayaa laga yabaa inuu soo dadajiyo dagaal ka bilowda Caasimada kaas oo u dhexeeya Ciidamada dowladda oo ay saacidayaan kuwa Itoobiyaanka iyo Shacabka Soomaaliyeed oo ka soo hor jeeda qaabak Hubka loo Uruurinayo Dadaka Caasimada, iyadoo aanay Jirin Cid damaanad qaadeysa hantidooda hadii dhac loo geysto marka ay dhiiban Hubkooda.



 
Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line....
 
 
 
 

3