


Somali Radio
Islam Linkz
TVQURA'AN
MiniMuslims
Daarulcilmi
Waaniye
Alhidaaya
somalisunah
Somali Linkz
Aminarts.com
Alhidaaya
allceeldheer
allmuqdisho
Calanka.com
Cammaara
Cadale.com
Ceelderaad.com
Cisaleey.com
dalkanews.com
Daafeet.com
dayniile.com
Hiiraan.com
Hobyostate
Ilaqosal.com
Ilbax.com
jowhar.com
Maqaal.com
Somalisc
markacadey.com
midnimo.com
Newbanadir.com
onkod.com
qaranimo.com
Qarandoon .com
Saxafada.com
somalifans
somalinet
somaliswiss
Sosca.ca
Somalidaxorta
Wadanka.com
Xeebtaliido
Xogta.com
Xogsheeg.com
bilaajo2010
Abuu Muscab "Ma jirto wax saldhig Milateri oo ay duqeeyeen, goobo shacab degan ayay xasuuq ka geysteen"
Afhayeenka Ciidamada Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa beeniyay wararka sheegaya in Ciidamada AMISOM ay shalay duqeyn u geysteen saldhigyo ay leeyihiin Xarakada Al-Shabaab, isagoo
Odayo-dhaqameedka Gobalka Hiiraan oo Hub soo Qaatay yiriyna Dagaalku wuxuu u Dhaxeeyaa Muslim iyo Gaalo
Waxaa maanta bartamaha magaalo-madaxda Hiiraan, Baladweyne iskugu soo baxay odayo-dhaqameedkii Hiiraan iyo odayashii kale oo qaarkood fallaaro iyo mariid wata iyagoo leh: haddii Tigreegu leeyahay ...Ciidamada Dowlada KMG ah oo isku rasaaseeyeen Ceelwaaq.
Ciidamo ka tirsan dowladda KMG ayaa israsaaseyn qasaaro geestay maanta ku dhex martay degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo.Israsaaseyntan ayaa timid xilli xiisado iyo xaalado kacsanaan ...Tiro dad ah oo ku geeriyootay duqeyn ciidamada AMISOM ay u geysteen qeybo ka mid ah Muqdisho .
Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay duqeyn Barqanimadii maanta loo geystay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho taasoo la sheegayo in ay geysteen ciidamada AMISOM ...M/weyne DFKG ee Somaaliyeed Sh.Shariif oo mar kale booqday jiida hore ee dagaalka (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha dowladda KMG Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqday qaar ka mid ah goobaha ay isku hor fadhiyaan ciiadmada dowladda KMG iyo Al-Shabaab gudaha magaalada ...Maxkamada sare oo go'aamisay in dacwada Maxamed Dheere loo wareejiyo Maxkamada Gobolka Banaadir (Aqri-Qoraalka)
Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Dowladda KMG oo maanta ka soo baxday wareegto ayaa lagu sheegay in maxkamada Ciidamada qalabka sida aanay sharci u laheyn qaadista ...Shirjaraaid uu qabtay Madaxweynaha DFKG ee Somaliya SH.Shariif oo kaga hadlay ciidamada faraha badan ee tigreega xaqiro.. (Dhageeyso)
Akhristayaal markii Tigreegu qabtay Balad Xaawo baa Shariifku shir jaraa’id qabtay. Inkastoo codku aad u gaaban yahay haddana wuxuu damcay inuu u mahadcesho Amisom iyo ...Abu Mansur Al-Imriki oo la sheegay in lagu dilay dagaalada Muqdisho.
Sida ay qorayaan wakaaladaha wararka aduunka, waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay mid ka mid ah saraakiisha ajnabiga ah ee kooxda Al-Shabaab kaasoo lagu magacaabay Omar ...Booliska Kenya soo bandhigay Magacyada & Sawirad Dad xiriir la leh Shabaab.
Booliska dalka Kenya ayaa waxa ay soo bandhigeen magacyada 11 qofood oo lala xiriiranayo kooxda Alshabaab, lagana baqdin qabo in ay weeraro ka fuliyaan gudaha ...Sheekh Cumar Faaruuq Mufasirkii Quraanka Oo Geeriyooday (إنا لله وإنا إليه راجعون )
SACUUDI:- إنا لله وإنا إليه راجعون waxaa dalka Sacuudiga ku geeriyooday maantay Sheekh Cumar Faaruuq oo kamid ahaa Culimada Soomaliyeed ee qayb libaaxa ka soo ...Author info
bilaajo2010