Web HostingReliable, Affordable Hosting Plans
 
Kids Islam Histories
Qura'an Translation
Al-Jebra Learning
Reading Qur'an
Somali History
Somali Songs
Web Design
Maqaalo
• Amin Arts.com
• Abaaqarow.com
• Aflax-online
• All Ceeldheere
• Axadle.com
• Baraawe Post
• Biyokulul.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dhagaweeyne
• Jamaame.com
• italosomali.org  
• Gandershe.com
• Hiiraan.com
• Markacadey
• Markacadey.net
• Somali Sports
• Somali Jaceyl
• Sosca.ca
• Somaliroots
• Somali Cartoons
• Somalitalk.com
• Somali weyn
• Somali post
• Wabishabeele  
• Xeebta.com
•Yaqshid.com
• Ayaamaha
• Aayatiin.net
• Godey News
• Qaranpress
• Somali Press
• Worldcup History
 
 
 



 

Abdisalam Caddaay iyo Agendigiisii Charles Bamber oo mar labaad socdaali
doona kooxda Blabcburn. Abdisalam oo horey ugu socdaalay kooxdan, isaga iyo wiil kale oo norwegian ah, Janathen Perr ayaa labadoodaba hal wiig ootijaabo ah la sameeyey kooxda Blackburn. Abdisalam oo da`diisu ay aad uyar tahay ayaa tijaabadiisii koowaad markii ay arkeen u soo direen martiqaad labaad oo ku beegan 18.12.2006, halka Janathen Perr laga yiri naga raali noqo. Abdisalaam oo ilaa iyo hadda la sameeyey ilaa iyo seddex kooxood oo waa eyn tijaabooyin ayna aad iyo aad u wada xiisaynayaan ayaa weli go'an ka gaarin isaga iyo waalidkiisa kooxdii ay u
saxiixi lahaayeen. Kooxaha uu hadda tijaabada la sameeyey waxaa ka mid ah Kooxda Lyn kowooda waaweynka ah, kooxda Lillestrom waaweynka iyo Blackburn oo geddigood u ballan qaaday in ay ka bixinayaan qarashka waxbarashadiisa iyo lacag dheeri ah. Cabdisalaam Caddaay oo ah qof ku adadag diintiisa shantiisa salaadoodna tukada meel
kasta uu joogo ayaan wuxuu inoo sheegay in ay u dhiman tahay hal koox uu tijaabo kale la sameeyo waa Tottenham\'e8, ka dibna uu dooran doono midda la wanaagsan. Abdisalaam Caddaay oo ay u sii dheer tahay in uu u ciyaari doono xulka qaranka ee dalka Norway ayaa dhamaadka bisha Janwari ee sanadka cusub 2007da laciyaari doonaan
kooxda qaranka ee Turkiga kuna wada ciyaari doona dalka Turkiga. Dhalinyarada da`diisa ah iyo kuwa ka yaryarba wuxuu Cabdsalaam kula dardaarmayaa in jaanis fara badan u furan yahay dhinaca kubadda cagta in ay ka muuqdaan dunida sababtoo ah ayuu yiri markaan soo arkay akadeemiyaha Blackburn ciyaartoyda ku jirta in aan ka sareyno tayo ahaan, laakiin dhinaca xoogga aan ku liidano. Xooggana waa wax la samayn karo laakiin tiknikada waa in yaraanta lagu bartaa. Cabdisalaam Caddaay khadka dhexe ayuu ugu ciyaaraa kooxdiisa Fjellhamar iyo Kooxda
qaranka Norway. Waa wiil dheer oo xooggan mustaqbal ku leh ciyaarta kubadda cagta,
riyadiisana waxay tahay in uu ka ciyaaro ciyaaraha yurub iyo world cupka isagoo
metalaya magaca dalka Norway. Cabdisalaam Caddaay wuxuu halkan ka salaamayaa kooxdiisa Fjellhamar iyo Kooxdiisa
gaarka ee somalida Oslo-Stars iyo macalinkooda Kalkaal Xasan. Wuxuu kaloo halkan ka salaamayaa labadiisa waalid iyo walaalihiisa iyo websideka

Voice over Internet Protocol (VoIP), is a technology that allows you to make telephone calls using a broadband Internet connection instead of a regular (or analog) phone line....